http://www.shabelle.net/2007/May/n11592.htm
Wasiirkii G/dhigga ee xilka laga qaaday Col. Barre Hiiraale oo wata gaadiid dagaal oo fara badan ayaa gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo, xilli khilaaf xoogan uu ka taagan yahay gacan ku heynta magaalada Kismaayo.
Xildhibaan Barre Hiiraale oo ay wehliyaan kolonyo gaadiidka dagaalka ah ayaa xalay abaarihii fiidnimo gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, xilli dhowr maalin ka hor wareegto ka soo baxday xafiiska ra'isulwasaaraha lagaga qaaday xilkii wasiirka G/dhigga.
Imaanshaha Col. Barre Hiiraale ee degmada Baardheere oo aan horey loo sii shaacin ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan ka soo bixitaankiisa Baydhabo, iyadoo wararka qaar ay tilmaamayaan in ay la xiriirto sida uu marnaba ugu qanacsaneyn qaabka madaxda dowladda ay u maareeyeen xaaladda dalka ka taagan iyo isbadalkii dhowaan xilka lagaga qaaday, waxaana warar kale ay tilmaamayaan in uu u yimid degmada Baardheere sidii uu kulamo iyo wadatashiyo ula yeelan lahaa odayaasha iyo waxgaradka.
Lama oga Col. Barre Hiiraale in uu u sii gudbi doono magaalada Kismaayo iyo in uu sii joogi doono degmada Baardheere, laakiin xiriir aanu la sameynayay Colonelka manoo suurto galin in aynu helno.
Socdaalka Col. Barre Hiiraale ee degmada Baardheere ayaa ku soo beegmaya xilli ciidamo isaga ku heyb ah ay gacanta ku hayaan magaalada Kismaayo, ka dib markii ay ka saareen magaaladaasi ciidamo ka soo jeeda Puntland.
Click here to find Shabelle news in english
Axmed Cumar Saalixi
Shabelle Media Network Gedo
E-mail us: info@shabelle.net
Col. Barre Hiiraale oo wata gawaari dagaal oo gaaray deg. Ba
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1020 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 329 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 49 Replies
- 2291 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 11 Replies
- 3368 Views
-
Last post by Adali
-
- 38 Replies
- 4633 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 27 Replies
- 3759 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 15 Replies
- 2630 Views
-
Last post by snoop12