Dad Somali ah oo lagu xir-xirey xuduudaha Kenya iyo Somalia
Click here to find Shabelle news in english
Dhoobleey 15, May.07 ( Sh.M.Network) Dad Somali ah ayaa lagu xir xirey xadka Kenya ay kala wadaagto gobolada Jubbooyinka ee Koonfurta Somalia sida ay sheegeen ilo wareedyo ku sugan degmada Dhoobleey.
Dad Somali ah oo ka cararay sida la sheegay dagaaladii ka dhacay caasimadda Somalia oo ku sii jeeday gudaha dalka Kenya ayaa booliska xuduudaha Kenya ay ku qabteen xilli dadkaasi ay ka gudbayeen sohdinta labada dal.
Ciidamada dowladda Kenya ee jooga xuduudaha ayaa lagu eedeeyay in ay lacago laaluush ah ay ka qaataan dadka sharciga aan heysan ee doonaya in ay galaan gudaha Kenya halka kuwa aan lacago heysana ay xabsiga u taxaabaan sida ay shabelle u sheegeen dad arimahaan la kulmay oo qadka isgaarsiinta kula soo xiriirey kuwaasi oo codsaday in aan la shaacin magacyadooda.
Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli Boqolaal qoys oo Somali ah oo ka cararay dagaaladii Muqdisho ay ku xaniban yihiin xuduudaha Somalia iyo Kenya.
Click here to find Shabelle news in english
Qorane Ibraahim Ismaciil
Shabelle Media Network J/hoose
E-mail us: info@shabelle.net
Dad Somali ah oo lagu xir-xirey xuduudaha Kenya iyo Somalia
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1681 Views
-
Last post by newsbot
-
- 7 Replies
- 814 Views
-
Last post by HalfSomali
-
- 6 Replies
- 475 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 1 Replies
- 507 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 379 Views
-
Last post by newsbot
-
- 1 Replies
- 453 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 187 Views
-
Last post by newsbot
-
- 26 Replies
- 3554 Views
-
Last post by zulaika