Gacan ku dhiigle Abdullahi yuusuf oo ka cararay caasimadda m

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Gacan ku dhiigle Abdullahi yuusuf oo ka cararay caasimadda m

Post by Hiiraan boy »

Gacan ku dhiigle Abdullahi yuusuf oo ka cararay caasimadda muqdisho ka dib markii uu si dhakhsa ah ugu ambabaxay wadanka uganada
Posted to the Web May 15, 00:36

Cabdullahi Yuusuf Axmed ayaa u duulay dalka Uganda, xilli wali magaalada Muqdisho ay ka soconayaan weeraro iyo qaraxyo lala beegsanayo fariisimada ciidamada.


Socdaalka Gacan ku dhiigle ugu baqoolay magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa salka ku haya cabsi uu ka qabo in la khaarajiyo maadama uu tikreega ku gumaaday umadda soomaaliyeed ee sharafta leh ee diinta leh

Husein Idamaale oo ah afhayeenka gacan ku dhiigle abdullahi yuusuf ayaa sheegay in abdulllahi si dhakhsaha uga ambabaxay xili ay qaraxyo & weeraro waaweyn hareeyay magaalada muqdisho taas oo la diidan yahay tikreega & ciidadamada qabiilka ah ee laga soo buuxiyay waaradyada & candha waynaha

Waxaad moodaa in midowga africa ku fashilmay in ay u soo diraan maadama wadanka ay qabsadeen tikreega oo aan lahayn wax nidaam ah isla markaana burburiyay wadanka dadkana laayay taas oo maraykanka ku taageeeeeray waxaana weheliya uganda oo maraykanka qandaraas ka soo qaatay.

Kacdoon.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”