Page 1 of 1
Xabashi...
Posted: Tue May 15, 2007 9:38 pm
by kambuli
Dalkii oo dhan way joogtaa, balse car yaa yaqaan, dekadda laga kireeyey 50-ka sano ee soo socota oo ay wixii ay rabto ka dhoofsan karto iyadoo aan la baadhin?
Re: Xabashi...
Posted: Tue May 15, 2007 10:09 pm
by Wise-Man
Amxaarada ceeb maaha in ay wadanka joogto ama ay xiriir wanaagsan la lahaato Somalida, laakiin waxaa wax laga xumaado ah, in dadkaada aad ku soo hogaamiso oo aad lasyo adigoo kursi doonaya.
Re: Xabashi...
Posted: Tue May 15, 2007 10:16 pm
by MJ-Pride
Easy one Kumboli: BarBara. Its well known fact that Habasha dont' pay tax to Somaliland administration.
Re: Xabashi...
Posted: Wed May 16, 2007 12:13 am
by Samatr
There is a difference between doing business with with Xabash and using Xabash to kill your own Somali brothers, any way you cut it you will look like a qabilist oon iimaan laheen hadaad labada is barbar digto.
Re: Xabashi...
Posted: Wed May 16, 2007 8:00 am
by kambuli
Samtar,
Yaa ydihi waxaa fiican ama is barbardhigey Amxaar ama tuug Somaali laayay? Yaase sheegey dekadda 50 sanadood laga saxiixay Amxaaro inay waxay doonto ka dhoofiso waa Berbera? I just asked which one is the port and you confirmed it that it is Berbera..That is all..So take it easy walaal.

Re: Xabashi...
Posted: Wed May 16, 2007 8:05 am
by Basra-
English beleasse.

Re: Xabashi...
Posted: Wed May 16, 2007 8:07 am
by Mystic_Angel
bosaso....

kambuli....waa dekada qaw....wana hubaa? any objections?
Re: Xabashi...
Posted: Wed May 16, 2007 8:41 am
by Samatr
[quote="kambuli"]Samtar,
Yaa ydihi waxaa fiican ama is barbardhigey Amxaar ama tuug Somaali laayay? Yaase sheegey dekadda 50 sanadood laga saxiixay Amxaaro inay waxay doonto ka dhoofiso waa Berbera? I just asked which one is the port and you confirmed it that it is Berbera..That is all..So take it easy walaal.

[/quote]
We Somalilanders have no problem telling the truth, we do not suck the blood of other Somalis. If anybody needs to take it easy its you, qof qaawan oo qof kale kuu leh "war darka xidho" baad matalaysaa.
One more thing, your in no position to ask questions, you have a history of not answering questions.
Re: Xabashi...
Posted: Wed May 16, 2007 9:48 am
by Ina Baxar
Then she wonders why people think sh'e stupid.
Fulay xun baad tahay , wax gabadh soomaliyeed ah oo diidday inay is sheegto , hoostana rabta inay dadka ka xamato adigaan ka hayna Snet.
Re: Xabashi...
Posted: Wed May 16, 2007 10:39 am
by Dhaga Bacayl
[quote="kambuli"]Dalkii oo dhan way joogtaa, balse car yaa yaqaan, dekadda laga kireeyey 50-ka sano ee soo socota oo ay wixii ay rabto ka dhoofsan karto iyadoo aan la baadhin?[/quote]
Ma waxaadsaad la so toostay wax ka waybn ban kaa filayee.
Intee in leeg baad ka so fakaraysay.
You said that countless times here in Somalinet....you sound like a broken record caqlo yar fowao caqli yar.
Naayaa isku xishoo qof waynbaad tahaye....nacasnimadaa show waa loo dhashaa. Adigu waxaad is leedahay dadbaad wax yeelaysaa laakiin waxaa cad in dhiiga kugu jiraa xaaraaan yahay.
We're okat wit xabashis using our port...miyaad dilaaci markaa?
See you at the Somaliland party in DC. I know your kind.
Guys,
I told you before the home grown faqash are the worst.
Where is HannaH when you need her.
