Madaxwayane C/laahi yuusuf oo lagu eedeeyey in uu Uganda ku qaabilay Jifida reer Mahad oo qudha
Warkii 17-May-2007 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush
Madaxwayna Dowlada Federaalka ee Somalia Mudane: C/laahi yuusuf ayaa lagu eedeeyey inuu Kampala ku qaabilay dad yar oo ka tirsan jifada uu ka soo jeedo ee reer Mahad...
Warkan oo ay xafiiska Afnugaal.com ee Kampala soo gaadhsiiyeen qaar ka mid ah Somalida ku dhaqan dalka Uganda ayaa sheegay in uu madaxayne C/laahi yuusuf sameeyey waxaan u qalmin mansabka uu sheeganayo..
Dadkan oo u badnaa dad ka soo jeeda deegaanada dowlad goboleedka puntland ,ayaa intaasi raacshay in ayan ahayn markii ugu horeesay ee uu madaxwayanaha Somalia sameeyo sidan si lamid ah ..
Sida ay ku doodayaan shicibka Somalida ah ee ku dhaqan dalka Uganda gaar ahaan Kampala ayaa sheegaya in mar ay shalay dam ceen inay la kulmaan rag odayaal ah oo ka kooban qabaa,ilka Somalida laakiin se u badan reer Puntland Madaxwayne C/laahi yuusuf , ayaa waxaa uu sameeyey sida loo sugayey ayuu waxaa uu iska aaday magaalada Jinja oo ku taal bariga Uganda halkaas oo ay shir gooni ah ugu qabteen Jifada reer Mahad Cumar maxamuud..
Arintan shalay dhacday oo si aada looga dareemay guud ahaan kampala ayaan madaxwayne c/laahi yuusuf ilaa hada war ka soo saarin, booqashadii ugu horeesay ee ku yimid Uganda markii uu xilka qabtay madaxwayne C/laahi yuusuf ayaa la sheegay in uu sidan oo kale dad gooni ah u qaabilay taas oo si aada uga biyo diideen ganacsatada Caanka ka ah East Africa ee reer puntland isla markaana ku nool magalada Kampala .
Madaxwaynaha Somalia Mudane: C/laahi yuusuf ayaa booqasho ku yimid Uganda booqashadaas oo ujeedkeedu ahaa ka hor taga fashil ku yimaada qorshihii AMISOM. oo in dhowaale muran ka taagnaa suurta gal nimadiisa, ka dib markii dowladihii ciidamada ugu balan qaaday dowlada Federaalka Somalia ay ka maageen inay ciidamo udiraan Mogadishu ka dib markii rabshaduhu cirka isku shareereen isla markaana ay reer galbeedku si cadaana uga jawaabi waayeen dhaqaalihii ay hore u sheegeen inay ku bixinayaan daad guraynta iyo socod siinta howlaha nabad ilaalinta midowga Africa oo ku aadan Somalia.
Xafiiska Wararka ee www.afnugaal.com
Kampala Uganda
Contact: Info@afnugaal.com
Mobile:+256774833715
Yeey oo lagu eedeeyey in uu Uganda ku qaabilay Jifida reer M
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1160 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 7 Replies
- 6291 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 1 Replies
- 417 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 33 Replies
- 2485 Views
-
Last post by Bence
-
- 4 Replies
- 1833 Views
-
Last post by Starscream
-
- 0 Replies
- 488 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 122 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 350 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 440 Views
-
Last post by crshango
-
- 0 Replies
- 309 Views
-
Last post by Adan_1