113 ETHIOPIANS SOLDIERS KILLED.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

113 ETHIOPIANS SOLDIERS KILLED.

Post by new-york23 »

Thursday the 17th of May, 2007



Dagaalo aad u kulul oo ka dhacey Gobolka Nogob


May 17, 2007 Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Ogaden Online iyo Radio Xoriyo ee magaalada Fiiq ayaa sheegaya in dagaalo aad u kululi ku dhexmareen Ciidamada Xoraynta
Ogadenia iyo kuwa Gumaysiga Ethiopia meesha lagu magacaaboado DHANQA oo degmada Fiiq kaga aadan dhinaca Wooqooyi, qoiyaastiina u jirta 12km.

Dagaalkaas oo dhacay shalay oo bisha May ahayd 16, 2007, ayaa sida Wariyaheena Jiida hore sheegayo wuxuu u qaybsanaa labo meelood oo isla goobtaasi ah.

Ciidamada Gumaysiga Ethiopia oo Saarnaa gaadhi Uuraal ah ayay Ciidamada Xoraynta Ogadenia gubeen Ciidankii saarnaa oo dhanaa tro 79 Askari ah. Lamana sheegin wax ka badbaadey askartaas.

Kadib markii ay taasi dhacday ayaa Ciidan Gurmad ah oo deg deg ahi kasoo baxay magaalada Fiiq oo dhanaa 150 Askari, halkaas oo ay isku haleeleen Ciidamo ka socda ONLF oo difaac ugu jirey goobtaas, waxaana halkaas ka dhacey dagaal aad u kulul oo saacdo badan socdey.

Natiijadii dagaalka aya waxay ku dhamaatey iyada oo Ciidmaadii Itooboya halkaas lagaa diley 113 Askari.

Wariyayaasha Ogaden Online oo beryahan socdalo ku maraya Goobolo badan oo ka mid ah Ogadeniya ayaa sheegaya in shacabka Ogadeniya aad ugu diirsadey guulaha isabada jooga ah ee ay JWXO ka soo hoyneyso goobhada dagaalka iyo dhirbaaxooyinka ku dhacaya Gumeysiga Itoobiya.

is it just me or are these guys on fire lately? Laughing
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: 113 ETHIOPIANS SOLDIERS KILLED.

Post by ciyaal_warta »

ONLF IS ON FIRE KILLED THE MOFAKIN HABASHIS KILLED THEM AND BURNED THEM ALIVE Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”