Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by DawladSade »

Now that Kabta and Laxda know Axmaaro aint coming and heavily armed Barre is behind them also, they are crying for peace and realize the jubba kaneeco is too much to stomach! Laughing Laughing

why didnt they accept peace before when beesha sade and gacmadeera is fahmeen and beesha sade ok'ed kabta and laxda to come back, who was it that said "no, we wont go back in until those terrorist militias are disarmed" Laughing Laughing Laughing

.
.
.
.
Guddi nabadeed oo loo magacaabay xiisadaha ka taagan Kismaayo

Click here to find shabelle news in english

Kismaayo 18, May.07 ( Sh.M.Network) Odayaasha dhaqanka maleeshiyaadkii laga saaray magaalada Kismaayo ayaa magacaabay guddi u matala wada hadalada nabadda ay wadaan Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah.

Hogaamiyeyaasha dhaqanka iyo odayaasha beelaha Kabalax ayaa xubnaha ay magacaabeen waxa ay u gudbiyeen mas'uuliyiin ka tirsan dowladda oo dhowaan wada hadalo nabadeed ka dhex wadey dhinacyadii ku dagaalamay magaalada Kismaayo.

Odayaashaan ayaa waxa ay sheegeen in guddiga ay magacaabeen ay shaqadoodu noqon doonto sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen nabad ku soo dabaalidda xiisadda colaadeed ee ka taagan gobolka.

Guddigaan ay magacaabeen odayaasha ayaa ka kooban 10 xubnood oo isugu jira Ugaasyo, salaadiin, nabad doono iyo waxgarad sida uu saxaafadda u sheegay Ugaas Cali Buulle.

Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli magaalada Kismaayo uu wali ka taagan yahay khilaaf salka ku haya gacan ku heynta magaaladaasi oo ay ku hayaan ciidamo ka wada tirsan dowladda oo labo beelood u kala saftay.

Click here to find shabelle news in english

Max'ed Axmed

Shabelle Media Network J/hoose
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by Somaliman% »

Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa i think you have the right phrase for mareexan...

as i said be careful and dont ask for trouble otherwise Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa Laughing Laughing Laughing
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by Unclebin- »

Shabelle?

When you want reliable sources from Marexaan you want Gedonet, but a reliable source from 'reer Kab iyo lax' as you say is shabelle? Laughing Laughing

Caqli Xumo.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by Samatr »

Lets be realistic if Kablalax actually fought Mareexaan, y'all wouldn't exist. Laughing
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by Unclebin- »

[quote="Samatr"]Lets be realistic if Kablalax actually fought Mareexaan, y'all wouldn't exist. Laughing[/quote]


Laughing Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by DawladSade »

Unclebin where is "Dhiig Sokeeye" you said would come a month ago, or the "Col Saciid Dheere" two weeks ago.

Everything you are saying is beside the point nigga! One month and sitting in the swamps during rainy season? That is proof enough how the situation is for Kabta and Laxda!


Shabelle is more reliable then all of the puntland websites put together
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by DawladSade »

[quote="Samatr"]Lets be realistic if Kablalax actually fought Mareexaan, y'all wouldn't exist. Laughing[/quote]



Really? Very Happy
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by Unclebin- »

[quote="DawladSade"]Unclebin where is "Dhiig Sokeeye" you said would come a month ago, or the "Col Saciid Dheere" two weeks ago.

Everything you are saying is beside the point nigga! One month and sitting in the swamps during rainy season? That is proof enough how the situation is for Kabta and Laxda!


Shabelle is more reliable then all of the puntland websites put together[/quote]



Dude I can't even speak with you no more, you are delusional. The fight will happen on our own accord. We are not the Maxakamiinta. We will not open 6 fronts with 6 clans. Laughing

Col Sokeeye is there. Afgaduud you harp on is history.



BTW is shabelle reliable when they right pieces about how there is new shuubaan and cholorea in Gedo every other month? Selective memory I guess. Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by DawladSade »

[quote="Unclebin-"]
Dude I can't even speak with you no more, you are delusional. [/quote]


Dude the delusional one is the one who has been making the same claim for a month now! I told you the first to come back when you actually do something. I told you to come back the second time when WE see what you are saying. I told you the third time the same, and the fourth time the same!

Dude, is it me or are you missing something here??? Shocked
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by DawladSade »

Unclebinbo AllPuntland's line for the last month was "AN ARMY LEFT XAMAR" and now it is "TWO SIDES ARE AGREEING ON PEACE"..are the Kablalax's so downtrodden you will accept it now even after loosing face to all of Somalis for centuries to come? Laughing Laughing Laughing




Kismaayo: Kulamo dhexmaridoona dhinacyadii kudagaalamay Magaalada Kismaayo.
17. maj 2007

APL

Kismaayo(AllPuntland)-Wasiirku xigeenka hawlaha guud iyo guryeynta dawlada Soomaaliya Xasan Cumar Maxamed ayaa wuxuu sheegay in dhawaan ay kulmi doonaan dhinacyadii ku dagaalamay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose.

Wasiirku xigeenku wuxuu sheegay in dhawaan kulankaasi ka dhicidoono dugsiga tababarada ciidamada ee lugloow oo Kismaayo ujira qiyastii 10KM waxaana intaas uusii raaciyay Xasan Cumar Maxamed ay ka war sugayaan odayaasha ay ka soo jeedaan Maleeshiyada gacanta ku haya Magaalada cidii uga qeybgali lahayd oo ay iska soo xulayaan.

Mr.Xasan Cumar Maxamed ayaa wuxuu sidoo kale hadlay kulamadii ugu danbeeyey ee wafdiga dawlada Soomaaliya ee ku sugan magaalada kismaayo layeesheen kooxaha magaalada gacanta ku haya,wuxuuna sheegay in dhamaan kulamadii ay layeesheen qeybaha kala duwan ee magaalada kismaayo ay ku soo dhamaadeen guulo waa weyn.

Wasiirku xigeenka hawlaha guud iyo guryeynta Xasan Cumar Maxamed ayaa wuxuu ka hadlay is kululna u weeraray Masuuliyiintii sii waday hawlaha Maamulka gobalka Jubada hoose wuxuuna sheegay in dhamaan hawlihii ka socday xarumahaasi lajoojiyay markii ay canshuur aan sharciga waafaqsaneyn ka qaadayeen bulshada magaalada kismaayo.

"Waxaan kuu sheegayaa in nabada soo celinteedu dhib badan tahay marka saraakiisha milateriga iyo kuwa maleeshiyaadka ayaa waxaanu isku keenaynaa dugsiga Lugloow"ayaa yiri wasiirku xigeenka hawlaha guud iyo guryeynta.

Wasiirku xigeenka oo wax laga weydiiyay hadal dhawaan ka soo yeeray Afhayeenka maleeshiyaadka gacanta ku haya magaalada kismaayo Xasan Max'ed Cali oo ahaa in ay beesha Sade ka soo horjeedo Maamulka Jubada hoose wuxuu sheegay in ay arintaasi tahay mid ku kooban qofkii ay ka soo yeertay wuxuuna sidoo kale canbaareeyey dadka fikirkaasi qaba.

Wasiirkuxigeenku wuxuu ugu danbeyn sheegay in dhawaan ay filayaan heshiis laga gaaro dhacdadii ka dhacday gudaha magaalada kismaayo 23-April.

Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by Samatr »

Kablalax is Cagdheer, Warsan, Dhulbahante, Majeerteen. Runta waa in laysku sheego Warsangeli iyo Dhulbahante Kismaayo wax ba kama gelin, MJ bari iyo Mudug ka fakaday oo Kismaayo dega iyo Cagdheer yar baad is dagaalaysaan. Kablalax oo dhan Mareexaan iskugu may tegin.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by S-D-M »

Dawlo,

Come down sxb.

For the rest,

waxii walaal nimo lagu waayo xoog laguma helo. I personal think this is good news. Waa ladiriraa waana lahesheyaa.


Samatar,

Hadey Dhulbahante ama warsangali in karbashaan maalin kasto ha umaleen inuu qofkasto sidiinoo kale uliito.


It is not quantity but quality.


That been said I would trully congragulate odayaasha darood oo raba nabad waarta oo kadhax abuuranta dadka wallaalah ah
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by Samatr »

SDM

Dhulbahante, Warsangeli iyo Cagdheer lafaha yar ee HY iyo HJ baa karbaasha, don't get twisted your not facing all of Kablalax if you did sida Ciise Daarood oo kale baad noqon laheedeen. Laughing
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by S-D-M »

[quote="Samatr"]SDM

Dhulbahante, Warsangeli iyo Cagdheer lafaha yar ee HY iyo HJ baa karbaasha, don't get twisted your not facing all of Kablalax if you did sida Ciise Daarood oo kale baad noqon laheedeen. Laughing[/quote]


War heedhe ma waxaad aaminsantahay mase waxaan ognahay. War Somali oo idil baan iska dhicinkaraa.

Illaah baa mahadleh.


Anyways Hadaad iska dhicin kartiin OGs meysan gubeen gawaridiin
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Cagti joogsan waydo marbay ceeb la kulantaa!

Post by DawladSade »

[quote="Samatr"]Kablalax is Cagdheer, Warsan, Dhulbahante, Majeerteen. Runta waa in laysku sheego Warsangeli iyo Dhulbahante Kismaayo wax ba kama gelin, MJ bari iyo Mudug ka fakaday oo Kismaayo dega iyo Cagdheer yar baad is dagaalaysaan. Kablalax oo dhan Mareexaan iskugu may tegin.[/quote]


Smatr horta inaan Darood kaala doodo waa qalad, raalina ahow hadaad iga sugayse. Ta labaadna dee waa gartaa, adigu Kablalax oo dhami waxaan majeerteen ka ahayn inuu ku karbaasho maahe wax kalaad miyaadba garan? Laughing Laughing

Teeda kale Mareexaan is in wardheere fighting, in Galgaduud, konfurt Ethiopia, NFD fighting with Garre iyo belaayo, and Gedo dhooban, maxaa Mareexaan kali ka dhigay afartaaye dharbaaxada kulul Kismaayo ku dhiibay and barre hiiraale with his army is not even there? Isn't that hypocritical of you or mindhaa waxaad is lahayd Darod isku dir? Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”