Laas anood celebrates 18 May
Posted: Fri May 18, 2007 6:23 pm
Laascaanood Oo Si weyn looga Xusay Maalinta 18 May
(Laascaanood}18.05-07Dowlada hoose ee magaalada laascaanood iyo boqolaal shacab ah oo uu horkacaayo duqii hore ee degmada C/rashiid barkhadle oo siweyn maanta u xusay maalinta kor uqaadida nadaafada iyo bilicda magaalada. Ka dhageyso Radio WidhWidh Online
Dawlada hoose ee Magaalda Laascaanood oo kaashanaysa dad weynaha magaalada ayaa maanta bilaabay hawlgalo lagu banaynayo dariiqyada iyo korna loogu qaadayo nadaafada magaalada.
Maayirkii hore ee magaalada laascaanood C/rashiid Barkhadle oo ahaa maayirkii ugu horeeyay ee ee bulshada gobolka sool u horseeda in maanta loo aqoonsado maalinta nafaada iyo kor u qaadida bilicda magaalada laascaanood, ayaa shaaca ka qaaday in hawshan aysan ahayn mid bilow ah basle ay saaka ugu muuqato mid dadku xoog saareen
dad weynaha xaafadaha ayaa iyana dhinacooda hawsha bar barka ka hayey iyada oo ay dhinacooda ka gurayeen qashinka iyo dhagaxaanta wadooyinka xidhay.
Maayarku wuxuu dadwaynaha uga digay inaanay lacagtoodu ku bixin meelaha loogu tala galay adeega bulsha wadooyink iyo suuqyadana gabi ahaanba labaneeyo.
Maayirkii hore ee magaalada laascaanood C/rashiid Barkhadle oo isagu ku Gudo jiray hawshaa Ololahaas oo aanu wax ka waydinay sida ay hawshu usocoto ayaa waxaa u sheegay inay ilaa iminka si wanaagsan hawshu u socoto aanay gacan wanaagsan ka sinayaan Gudiyada xaafadahu Waxaana duqu xusay inay jiraan duruufo dhaqaale hase yeeshee intii karaankooda ah wadayaan ololaha wad banynta
Maayirkii hore ee magaalada laascaanood C/rashiid Barkhadle iyo boqolaal shacab ah ayaa ugu danbayntii socod kusoo maray guud ahaan magaalada laaascnood iyagoo cagta soo mariyay goobo ay kamid ahaayeen saldhiga garoonka kubta iyo dhamaan wadooyinka magaalada
duqii hore ee degmada C/rashiid barkhadle
” Ka dhageyso Radio WidhWidh Online
Widhwidh Online News Desk..Media Center Laascaanood.
Waar Samatar,
How deep the hate of these people is to Isaaq to choose 18 May to wash up and brush up their hookers and goats.??
Cuqdad intaas ka badan somali ma lagu dhex arkay?