Madaxda Maleeshiyada Imbagathi Ee Kismaayo Oo Diiday Amarka Salaad Cali Jelle...
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in dhowaan wareegto uu soo saaray Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gaashandhiiga Mr.Salaad Cali Jelle kaasoo ku amray Col.Cabdirisaaq Afguduud iyo Col.Aadan Goojaar kuwaasoo ku sugan degaanka buulo guduud, iney si deg deg ah ku soo galaan magaalada Muqdisho, isla markaasna xilalka iyo Maleeshiyaadka ay ku wareejiyaan Col. Muuse Taakoy oo ka tirsan Saraakiisha Maleeshiyada Dowlada Imbagathi ee ku sugan magaalada Kismaayo....
Warar xogogaalka ah ayaa sheegaya in wareegtadaani oo dhowaan gacanta laga geliyay Saraakiishaan ayaa la sheegay iney ka dhego adeygeen amarkaasi, waxeyna si hoose ula xiriireen xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, halkaasoo looga sheegay iney halkooda sii joogaan isla markaasna aysan wareejinin Maleeshiyaadka iyo hubka ay mas'uulka ka yihiin, waxaana loo sheegay iney hoose tagaan Maamul Goboleedka Puntland iyo kan Col.C/laahi Yuusuf, wararka ayaa intaasi raacinaaya in Col.Muuse Taakooy oo madaxa ka ah Maleeshiyaadka ku sugan magaalada Kismaayo uu shalay soo gaaray degaanka Buulo guduud si uu ula wareego Maleeshiyada iyo Hubka, naasib darro waxaana la sheegay in Col.Afguduud uu amar ku siiyay Maleeshiyaadka Puntland iney rasaaaseeyaan Sarkaalka iyo ilaaladiisa, inkastoo aan wax dhibaato ah soo gaarin, wuxuuna dib ugu noqday magaalada Kismaayo, dhanka kale Maleeshiyaad iyo gaadiid dagaal oo ka soo ambabaxay magaalada Baardheere ayaa la sheegay in soo gaareen degmada Saakow, waxaana lagu wadaa iney ka soo talaabaan buundada Bu'aale, sidoo kale waan waantii laga dhex waday ayaa la sheegay laba dhinac ayaa la sheegay inuu hakad ku yimid kadib markii uu muddo 3 maalmood ah uu qabsaday Prof.Geedi si uu u xaliyo amardiidadaan ay sameeyeen Saraakiisha Puntland laga keenay.
Madaxda Maleeshiyada Imbagathi Ee Kismaayo Oo Diiday Amarka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Madaxda Maleeshiyada Imbagathi Ee Kismaayo Oo Diiday Amarka
This is true, Gheedi Fanax is on Marehan's side now. They all got scared at how Ethiopian is standing with Marehan and Barre Hiiraale and Marehan leaving his government. He told Salaad Cali Jeele to orderafgaduud and koojaar as deputy and interim defense Minister to come to xamar. Majeerteen are surrounded from everywhere now because they have been politically outplayed.
[quote]dhanka kale Maleeshiyaad iyo gaadiid dagaal oo ka soo ambabaxay magaalada Baardheere ayaa la sheegay in soo gaareen degmada Saakow, waxaana lagu wadaa iney ka soo talaabaan buundada Bu'aale,[/quote]

[quote]dhanka kale Maleeshiyaad iyo gaadiid dagaal oo ka soo ambabaxay magaalada Baardheere ayaa la sheegay in soo gaareen degmada Saakow, waxaana lagu wadaa iney ka soo talaabaan buundada Bu'aale,[/quote]

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Madaxda Maleeshiyada Imbagathi Ee Kismaayo Oo Diiday Amarka
as long as merehan dont become dhabadhilifs. their smart siyasiin tho i gotta give it to them
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Madaxda Maleeshiyada Imbagathi Ee Kismaayo Oo Diiday Amarka
we are done with somalia's bullshit
Barre Hiiraale “Reer Gedo waa in ay aayahooda ka tashadaan oo aysan wax ka sugin dowladda Soomaaliya”
Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo dhowaan isaga iyo Ing. Xuseen Maxamed Caydiid laga xayuubiyey xilalkii ay ka hayeen golaha wasiirada ee xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan gobolka Gedo iyo nawaaxigiisa ineysan isku haleynin waxna ka sugin dowladda federaalka Soomaaliya oo isla markaana ay noqdaan kuwo isku tashada.
“Dowladda federaalka ee fadhida Muqdisho haddii aan nahay reer Gedo waa inaanan indhaha ku taagin oo aan ka tashanaa aayaheena iyo sidaan wax u qabsan laheyn waayo? Dowladaasu waxaa heysta mowjado dhibaatooyin ah oo aan la fileyn iney xilli dhow ka soo dhamaato” ayuu yiri xildhibaan Barre Hiiraale oo maanta ka hadlayey kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada, maamulka iyo waxgaradka degmada Baardheere oo maanta ka dhacay xarunta maamulka degmadaasi, ayna ka soo ka soo qeyb galeen xubno ay ka mid ahaayeen Col. Aadan Maxamed Waceys iyo taliyaha saldhiga booliska ee degmada Baardheere Max’uud Cali Aadan iyo kuwo kale.
Xildhibaan Barre hiiraale ayaaa sidoo kale xusay inuu ka qeyb qaadan doono taaba gelinta iyo wax ka qabashada nabadglyada iyo adeegyada guud ee bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, wuxuuna tilmaamay in kooxihii dhowaan qaraxyada ka geystay magaalada Baardheere ee dadka faraha badani ay ku le’deen ay u baxsadeen magaalada Baydhabo ee gobolka Bay halkaasoo ay weli fariisin u tahay xubnaha baarlamanka federaalka Soomaaliya.

Hiiraanboy, afbiijo calling Barre hiiraale to Baydhaba so they can "talk"
[quote]uu ka danbeeyay Cabdulahi Yuusuf ay timid kaddib markii ay dowladda Itoobiya diiday in ay ciidamadeeda u dirto Kismaayo si mileeshiyada Kismaayo hadda gacanta ku haysa xoog looga saaro iyo ayada oo uu Col. Bare gebi ahaanba isaga tegay magaalada Baydhabo ee uu mudada badan si dadban ugu xirnaa.
Dhanka kalena, war kale ayaa waxuu sheegayaa in markii uu Bare Hiiraale tagay Baardheere in uu lasoo xariiray Cabdulahi Yuusuf oo uu ka codsaday in uu dib ugu soo laabto magaalada Baydhabo si ay halkaas ugu wada hadlaan, balse Bare Hiiraale oo hadda ka dheregsan Cabdulahi Yuusuf iyo qaabka ay u shaqeyneyso dowladdiisa ayaa si ay taxadir iyo foojignaani ku jirto ugu jawaabay baa layiri "waan kasoo fekerayaa arrintaas!."[/quote]
[quote]uu ka danbeeyay Cabdulahi Yuusuf ay timid kaddib markii ay dowladda Itoobiya diiday in ay ciidamadeeda u dirto Kismaayo si mileeshiyada Kismaayo hadda gacanta ku haysa xoog looga saaro iyo ayada oo uu Col. Bare gebi ahaanba isaga tegay magaalada Baydhabo ee uu mudada badan si dadban ugu xirnaa.
Dhanka kalena, war kale ayaa waxuu sheegayaa in markii uu Bare Hiiraale tagay Baardheere in uu lasoo xariiray Cabdulahi Yuusuf oo uu ka codsaday in uu dib ugu soo laabto magaalada Baydhabo si ay halkaas ugu wada hadlaan, balse Bare Hiiraale oo hadda ka dheregsan Cabdulahi Yuusuf iyo qaabka ay u shaqeyneyso dowladdiisa ayaa si ay taxadir iyo foojignaani ku jirto ugu jawaabay baa layiri "waan kasoo fekerayaa arrintaas!."[/quote]
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Madaxda Maleeshiyada Imbagathi Ee Kismaayo Oo Diiday Amarka
caasho yusuf is played out
why dont reer jubbaland create maamul gobol jubbaland? their land is second most fertile after banadir. they got kismaayo port. they have the money. they need to create that shit so xabashis wont dare to get in their afairs

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 614 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 2 Replies
- 694 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 1 Replies
- 297 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 0 Replies
- 517 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 191 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 238 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 185 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 261 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 603 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 316 Views
-
Last post by Goljano Lion