Waa Maxay Xaqiiqadu?
Posted: Tue May 22, 2007 12:01 pm
Jaalayaal,
Adan Cabdulle Cusmaan ma dhintey mese waa nool yahay? Qaarna waxay leeyihiin haddeer ayaan la hadalnay reerkii oo waa noolyahay, meelo kalena waa laga tacsiyadeynaaye eh...