“ Aflagaadada iyo eedeynta Kaah Express ee Waagacusub ay huwisay waxaanu u qaadan kareeynaa mid kiis iska waala,dhab ahaantiina waanu faafinay ,bayaankooda aflagaadada nagu ah si aan u muujino heerka aan ka joogno ilaalinta Xoriyatul qoowlka balse waxaanu ku faraxsanahay inaan soo bandhigo dukumiintigii lacagtaas ay Shirkaddu ku ogolaatay in Cabdilahi Yusuf loogu shubo Acountigiisa lacag dhan Nusmilyan dollar”sidaas waxaa yiri Tifaftiraha Waagacusub.com Cabdi Waaxid Nuur Baadshaa oo ka jawaabayay Bayaan jawaab beenin ah oo ka soo baxday Maamulka Kaah Express.
Cabdi Waaxid Baadshaa wuxuu ku nuuxnuuxsaday inaysan jirin sababo ay ku kala jecleeysan karayaan Kaah iyo Amal balse uu jaanisku yahay dukumiintiga Kaah oo ku jira gacanta Qorayaasha Waagacusub sidaas daraadeedna loo baahan yahay in Maamulka Kaah is dejiyo oo ka fiirsado jawaabaha uu ka bixin karo marka la helo Dukumiintiyadda siyaasada ku lugta leh ee ay Shirkadu ku dhiirato
Si kastaba ha ahaatee qeybtaan hoose ka akhri warqadda Maamulka kaah lacagta ku amray in lagu shubo Acount Cabdilahi Yusuf.
http://www.waagacusub.com/kaah%20express.htm
----------------------------------------------------------------------
Check out the link.....
I think the 'leaked document' is kinda incriminating, what do you think?
or maybe the CEO in Dubai gave away the $500,000 without the knowledge of the Finance Director in Nairobi..... in which case kaah will be en-route to be crowned Somalia's Enron
