Drs-Caasha Xaaji Cilmi- A Role Model to Our somali Women!
Posted: Wed May 23, 2007 6:27 am
Xildhibaan-Caasha Xaaji Cilmi Wadaniyad Dhab Ah.
April,17,2007 www.Hobyoradio.com
Basharka Alle Abuuray waxeey ku kala duwan yihiin dadnimada,
Damiirka,Dareenka Qof ahaaneed,Qiirada wadaniyadeed,Xil kasnimada,
Iyo Dhaqanka Suuban, waana Sifooyin laga heli karaayo Waqtigan in
Yar ama kooban oo aan oran karaayo Inta Nasiibka leh-Xildhibaan
Drs-Caasha Xaaji Cilmi waa Muadimad Somaaliyeed oo Xalaal ah,
kuna caan baxaday Wadaniyada iyo u adeegidda Bulshada Dan yarta
ah,gaar ahaan Haweenka Iyo Dhalaanka Somaaliyeed oo duruufaha
adag iyo xaalada qalafsan ku sugan gudaha Dalkeena Hooyo.
Qof walba waxaa lagu qiimeeyaa kaalinta ama
Doorka uu ka qaato dhinacyada kala duwan ee Noloosha Bulshada ama
sida uu uga dhex muuqdo Dadkiisa, Xildhibaan Caasha oo ka tirsan
Golaha Barlamaanka Somaaliyeed, gaar ahaan Kooxdda Wadaniyiinta ah
oo u taagan Difaaca Qaran-nimadda iyo jiraanka Dalka, Illaalinta
Karaamada iyo Sumcada Ummadeedna, ahna Hormoodka Garabka Haweenkaama Guud ahaanba Haweenka Somaaliyeed, waxeey Dareenkeeda,Codkeedasi joogto ah ugu cabireeysaa meel walbana ku soo bandhigeeysaaHabka iyo Hanaanka Wanaagsan oo lagu hanaan karaayo Dowlad dhab ahoo ka turjumeeysa Rabitaanka Aqlabiyada Dadka,kana duuleeysa dantaGuud iyo Hanashada Nidaam Cadaalad,Sinaan iyo xaq ku saleeysan ooDalka iyo Dadkuba uga baxaan dhibaatooyinka iyo xaaladaha Qalafsanoo mudada dheer lagu jiray, dib u dhaca iyo Khasaaraha badan laga
Dhaxlay.
Xildhibaan-Caasha Xaaji Cilmi waxeey si cad u
Diiday u adeegidda, Sacab u tumidda Gumeeysiga
Madoown Itoobiyaanka iyo Xulafadooda Xasuuqyada,
Gumaadka, Bara-kicinta, Fara-xumeenta Haweenka iyo
Qafalashada Muwaadiniinta Somaaliya ka wada Dalka
Gudihiisa Gaar ahaan Caasimadda Qaranka Muqdisho,
Waxeeyna Codkeeda iyo Qalinkeedaba sida ku haboon
Aduunka ugu Gaarsiineeysaa xaqiiqada dhabta oo ka
Jirta Xiligan Dalkeena hooyo oo runtii ku jira Gacanta Gumeeysigga
Itoobiyaanka.
Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi iyo Xubnaha eey isku aragtida
Yihiin oo ah Wadaniyiinta Somaaliyeed ee Xalaasha waxeey mudan
yihiin Amaan.Bogaadiin iyo dhiiri gelinba, taakuleeyn iyo taageero
joogto ah iyo in lala duubto oo garab iyo gaashaanba loo noqdo,
laga faa'iideeysto waayo aragnimadooda iyo xog-ogaalnimadoodaba,
Caashona weey ku Banaan tahay Xildhibaanad Somaaliyeed oo Gatay
Waajibaadkeeda Qarameed iyo Xaqa Dalkeeda Hooyo ku leeyahay,Waxaan
Leeyahay Taariikhda ayaa Xusi Doonta Doorkaaga iyo Kaalintaasaba
Aniga Inta Damiirka iyo Qiiradda Wadaniyadeed lehna waanu Ognahay
Qiimahaaga Iyo Maqaamkaaga Sareba, Waxaad Mudan tahay Bilad Dahab
ah.
-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-Afhayeenka Guud-
-Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda
iyo Cadaaladda.
-England-UK- 17/04/2007-
-sharifhassan50@yahoo.com-
Hobyo Radio News Media
Contact: hobyoradio@hotmail.com