Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by Hiiraan boy »

Maamulka la baxay Somaliland oo sheegay in cidii magacooda uga qeyb gasha shirka dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliya uu yahay nin galay Qiyaamo Qaran

Maamulka la baxay Somaliland ayaa maanta war cad ka soo saaray ka qeyb galka shirka dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliya, kaasoo shalay uu ku dhawaaqay Cali Mahdi uu furmay wejigii ugu horeeyey ee shirka.

Kulan ay maanta isugu yimaadeen golayaasha wakiilada, guurtida iyo xukuumada maamulka Somaliland ayay gabogabadii ku sheegeen in maamulkoodu aanu qeyb ka noqon doonin shirka dib u heshiisiinta Soomaalida isla markaana aaney qorshaha ugu jirin inay ergooyinkooda u soo dirsadaan, waxayna go’aamiyeen in cidii shirkaasi uga qeyb gasha magaca Somaliland ay u arkayaan shaqsi ka galay maamulkaasi Qiyaano Qaran.

Guddoomiyaha golaha guurtida maamulkaasi Somaliland Suleyman Maxamuud Aadan ayaa sheegay in maamulkooda ay ka jiraan saddex gole oo kala ah, guurtida, wakiilada iyo wasiirada, isla markaana aaney jirin cid kale oo sheegan karto gole Somaliland.

Wuxuu sidoo kale sheegay cod ay u qaadeen maanta ka qeyb galka shirkaasi ay cod caqlabiyad leh ku go’aamiyeen in la cambaareeyo hadalada ka soo yeeray guddoomiyaha gudiga shirka dib u heshiisiinta mudane Cali Mahdi Max’ed oo ay sheegeen inuu ahaa mid meel ka dhac ku ah gooni isu taaga Somaliland.

Shalay ayay aheyd markii guddoomiyaha gudiga shirka dib u heshiisiinta Cali Mahdi Max’ed uu sheegay in dhamaamba 18-ka gobol ee dalka Soomaaliya ay u direen ergooyin soo xula dadka ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta Qaranka.

Aqri go’aanka ay soo saareen golaha guurtida oo dhameystiran


Cabdishakuur Cilmi Xasan
abdishakuurelmi@hotmail.com
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by Ina Baxar »

up
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by gurey25 »

attending the shirweyne would be endorsing the Embagathi faction and comitting treason against Somaliland.


such an offense would at least lead to arrest.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by LiQaaye_TDH »

Gudoomiyaha Gulaha Guurtida Mudane Saleeban Maxmoud Adan, speaks out.....


Hargeysa(HWN):-Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii shalay dib u cusboonaysiiyey qaraar labada gole ee Baarlamaanka [Guurtida iyo Wakiilada] Somaliland ka soo saareen shirarka Dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo dadka reer Somaliland ee ka qaybgala sannadkii 2003.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan maxamuud Aadan oo ka hadlayey fadhigii shalay ee Golaha Guurtida oo lagaga dooday mawqifka dawlada ee ku wajahan shirka dib u heshiisiinta ee Soomaaliya."Waxa soconaya xarakado odhanaysa Somaliland habkay doontaba ha ugu jirtee wey ka soo qeyb galaysaa shirka dib u heshiisiinta koonfurta Soomaaliya, aakhirkii reer bay gaadhay, inay tahay gaar ha loo doono reer Somaliland qabaa'il ku jira iyo inay tahay tii ay wax ku qeybsan jireen ee ahayd afartii iyo nuskii ( 4.5), waxad moodaa in kalsooni tii hore ka badan la inaga raadinayo, xeeladahaa waxaad moodaa inay ugu badan tahay aan qabiil ku doono, Shirar yaryar oo goos goos ahina wey inna dhex socdaan, kollay tab iyo xeeladoba wey innagu soo jeedaan buu tuhunku yahay" ayuu yidhi

Waxana uu sheegay in arrintu u badan tahay in dadka shirkaa wadaa ay go'aansadeen in "Qabiil" lagu doono reer Somaliland, waxana uu xusay in ay durba Somaliland soo galeen shirar yaryar oo ka socda gudaha Somaliland.

Sidaa darteed, waxa uu golaha u soo jeediyey inuu go'aan iyo baaq ka soo saaro arrintaas, isaga oo xusay in soo jeedinta hore ay ku jirtey in la cusboonaysiiyo qaraarkii hore looga soo saaray ka qaybgalka shirarka Soomaaliya. Waxa kale oo uu ku taliyey in baaq digniin ah oo ku socda beesha caalamka la raaciyo qaraarkaas.

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi"Dowladahaas waaweyn inagu xoog kuma riixi karnee ... burburkii hore Soomaaliya u qabsaday iyo taa aad dhisaysaan ayuun baad tanna la doonaysaan, in digniintaasina ay meesha raacdo, "

Gudoomiyaha oo daba socday warar maalmihii la soo dhaafay ku soo baxayey warbaahinta ayaa ku tilmaamay shakhsi kasta oo ka qeyb gasha ama taageerta wada hadalada Soomaaliya dambiile ku kacay khiyaamo qaran, waxaanu mudanayaasha u soo jeediyey inay xoojiyaan go'aankii ay goleyaasha qaranku ka soo saareen arrimahaas ee xaaraantimeynayey ka qeybka shirar siyaasadeed oo ka soo horjeeda madax-bannaanida Somaliland.
Mudanayaasha Golaha Guurtida ayaa fadhigaa dood kaga yeeshay yeeshay xaaladaha siyaasadeed ee ku xeeran dalka, saameynta ay Somaliland ku yeelan karto iyo siyaabaha looga hortegi karo dhibaato kasta oo ka iman karta, waxanay isla qaateen in aanu shirka uu ku baaqay maamulka Cabdillaahi Yuusuf aanu khuseyn Somaliland balse uu yahay mid yaalla koonfurta Soomaaliya, waxanay soo jeediyeen in sharciga lala tiigsado ciddii ka qeyb gasha shirkaa eek u abtirsata Somaliland.
Ugu dambeyn Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa cod geliyey in la cusboonaysiiyo go'aankii hore uga gudbay saddexda gole qaran iyo in wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyo go'aankaas.
42 Mudane oo ka soo qeyb galay fadhigii shalay ee Golaha waxa oggolaaday in go'aankii hore la ayido 40 Mudane, waxa diiday 1Mudane, waxa ka aamusay 1Mudane Gudoomiyuhuna muu codeyn.

Weriye, Mustafe-Janaale
Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
E-mail, janaale94@yahoo.com

Cool
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by The_Emperior5 »

HALKAAS AYAANU KA WADAYNA
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by zackabdul »

Liqaaye although I'm not against Somaliland getting recognition, I want to ask what do the reer Woqoyi benefit from this? Or are they just dwelling on something that happened over a decade ago. What is it?
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

^trust me if over 100,000 of ur people got murdered in cold blood u wouldnt be speaking like that!
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by zackabdul »

^^ So you admit it's partially because of what happened.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by LiQaaye_TDH »

wallahi thats not the reason i support somaliland, i just think somaliland would much better with out the rest of somalia...i dont give a fukk what happened 20 years ago Confused
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

[quote="LiQaaye_TDH"]wallahi thats not the reason i support somaliland, i just think somaliland would much better with out the rest of somalia...i dont give a fukk what happened 20 years ago Confused[/quote]


well Somaliland was created cos of that injustice...so what u sayin bro Laughing Laughing
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by zackabdul »

[quote="LiQaaye_TDH"]wallahi thats not the reason i support somaliland, i just think somaliland would much better with out the rest of somalia...i dont give a fukk what happened 20 years ago Confused[/quote]

I have a feeling you don't really believe that either. I think your just covering up the real reason the Isaaq want independence.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by LiQaaye_TDH »

Believe what you want......

I dont want my Capital city 600 miles away from My birth place, i rather share everything with in my Isaaq people.....
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by Ina Baxar »

Well again if in the future the right system is put in place { real autonomy...} Somaliland as a region could very well function within a Federal Somali State . We ain't there yet!
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by gurey25 »

why give up independence to get autonomy?

its like me giving up $100 and getting back $30.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland says anyone from sl who goes to shirweyne is trai

Post by LiQaaye_TDH »

Ina baxar is one of those people who believe in somalweyn shid.....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”