Xadgudubyo & Xarig Lagu Hayo Bulshada Muqdisho...
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhow Madaxda Kooxda Imbagathi ayaa sheegaya in kadib markii ay qabsadeen magaalada Muqdisho Ciidamada Ethiopia iyo Xulafadooda ay xabsiyo badan ka sameysteen magaalada Muqdisho waxaana ugu caansan xabsiga ku dhex yaala xarunta villa Soomaaliya kaasoo dowladii horey u isticmaali jirtay Xafiisyo iyo Xabsi ay leeyihiin Hey’adii Xisaabi xil maleh, waxaana xabsigaasi ku xiran in ka badan 400 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah kuwaasoo dhamaantood ku abtirsada Beelaha Hawiye, gaar ahaan Indhayar Warsangeli, Aqoonyar, Ceyr, Suleyman, Shiikhaal iyo Duduble...
Waxeyna wararku sheegayaan in Maxaabistaani oo lagu eedeynaayo iney heyb wadaagaan Sheekh Xasan Daahir, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Sheekh Abuukar Cumar Caddaan, Sheekh C/qaadir Cali Cumar, Sheekh Cabdulaahi Cali iyo kuwo kale, Muwaadiniinta ayaa loo sheegaa eheladooda iney diyaariyaan lacago lagu sii deynaayo doolar waxeya lacagahaasi u dhaxeeyaan 2000 oo US$ ah, waxaana sii deyntooda la socta baryo badan iyo dalaaliin ah oo ka mid ah Saraakiisha Isbaheysiga Walaalaha Mudug kuwaasoo kala saara maxaabiista kadibna sii daaya, marka laga qaato 2000 oo doolar, waxaa barbar socota mar mar oo laga dhaco lacagta kadibna aan loo siideynin Maxbuuska ka xiran, Muwaadiniintaan ayaa lagu eedeeyaya iney taageeryaal iyo heyb wadaa la yihiin Madaxda Maxkamadaha islaamka ee Soomaaliya, falkaan ka baxsan bani’aadanimada ayaa caadi ka noqday magaalada Muqdisho, ilaa hadda ma jiraan Hey’adha xuquuqda aadanaha ee wadaniga iyo kuwa shisheeye ee ka hadlay tacadiyaan loo geysanaayo Bulshada Muqdisho, sidoo kale waxey falkaan dhacayaan xili ay Madaxda uga wakiilka ah Beelaha hawiye Dowlada Imbagathi aysan awood u laheyn iney ka hadalaan xadgudubyadaan ama wax ka qabtaan inkastoo qaarkood ay tacadiyadaan garwadaan ka yihiin, waxeyna ku doodaan iney wakiil ka yihiin beelaha Hawiye, waxaana madaxdaasi ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Mr.M.M.Gacmadheere, Wasiirka Garsoorka. Xasan Dhimbil, Taliyaha Maleeshiyada Mr.Cabdi Qeydiid, Abaanduulaha Kuxigeenka Maleeshiyada Imbagathi Col.Axmed Xasan,Madax Maleeshiyada Gobolka Cali-Saciid Xasan Wadaad
Xadgudubyo & Xarig Lagu Hayo Bulshada Muqdisho...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 735 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 8 Replies
- 840 Views
-
Last post by gemini07
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 3 Replies
- 488 Views
-
Last post by damu
-
- 7 Replies
- 806 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 1 Replies
- 397 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 210 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 357 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 1160 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 6 Replies
- 1007 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier