Weerar miino loo adeegsadey oo lagu qaadey Kolonyo Ciidanka Itoobiya oo marayey Wadadda Warshadaha
Posted to the Web May 25, 21:07
Muqdisho:-Weerar qorshayn oo loo adeegsadey miino ayaa lala qaadey Kolonyo baabuur ah oo ay wateen Ciidanka Itoobiya oo marayey Wadadda Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.
Ciidanka Itoobiyaanka oo ay la socdeen kuwa DFKM ayaa marka uu weerarku dhacay ridey rasaas aad xooggan sidda ay sheegayaan goobjoogayaal ku sugnaa goobta uu weerarku ka dhacay.
Weerarkaan oo dhacay markii la tukadey Salaadii maqrib aya waxaa adag in la ogaado khasaaraha dhabta ah ee gaaray Ciidanka Itoobiyaanka iyo kuwa DFKM iyo dadka rayidka ah ee ka ag dhawaa goobta uu weerarku ka dhacay.
Warar hordhaceed soo baxay ayaa sheegay in labo baabuur oo ay wateen Ciidanka itoobiya iyo kuwa DFKM ay miinadu haleeshay,walow aan ilaa hadda la xaqiijin khasaaraha inta uu le'eg yahay.
Ciidamo ka tirsan kuwa DFKM ayaa xiray wadooyinka ka bax iyo kuwa soo gala Jidka Warshadaha iyagoo sidoo kale hareereeyey goobta qaraxu uu ka dhacay.
Weerarkaan ayaa ku soo beegmay xili uu Maxamed dheere sheegay inay amaanka Magaalada Muqdisho la wareegayaan ciidamadda Booliiska ee DFKM.
Halgan.net
Abuhureyra
Muqdisho
BREAKING NEWS bomb explode many xabashis dead
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 394 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 940 Views
-
Last post by ScarletMoon
-
- 1 Replies
- 814 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 346 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 764 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 90 Replies
- 60750 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 15 Replies
- 2358 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 464 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 394 Views
-
Last post by libaaxyare