Qaar ka tirsan odayaasha beesha Murursade oo dhawaan warbaahinta qaar daabacday liis ay ka mid yihiin magacyadda odayaasha la kulmay Madaxweyne Yusuf ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku naqdiyay warkaas,waxayna ku nuuxnuuxsadeen inaysan ka mid ahayn.
“ Anaga oo kala ah Cabdulle macalin Maxamed iyo Maxamuud Maxamed Afrax (Owfuu) kana mid ah odayaasha dhaqanka beesha Murusade waxaan halkaan ka cadeyneynaa in nalooga been abuurtay ka qeyb gal kulan la sheegay in beesha Murusade ay la yeelatay madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya, Kaasoo aanan ka mid ahayn xubnihii ka qeyb galay”sidas waxay ku yiraahdeen Warsaxaafadeedkooda labada oday dhaqameed..
“Waxaan wax laga xumaado ku tilmaameynaa in magaceena loo adeegsado dano siyaasadeed oo aanan waxba ka ogeyn, waxaana kula talineynaa dadka caadeystay ka been sheegida odayaal dhaqameedka inay ka waantoobaan, sidoo kale saxaafada waxaan kula talineynaa inay hubsato halka ay warka ka qaadaneyso” ayuu yiri Cabdulle Macalin Maxamed oo u waramayay Waagacusub.
Labada Nabadoon waxay tibaaxeen in beesha Murursade dhexdhexaad ka tahay garabyada isku khilaafsan siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho.
Warsaxaafadeedka Waagacusub la soo gaarsiiyay waxaa ku saxiixan,Nabadoon Cabdulle Macalin Maxamed iyo Nabadoon Maxamuud Maxamed Afrax
Jabriil Cabdulle (jabra)
Stockholm Sweden
E-mail:jabraa77@hotmail.com
+25262-320000 telcom Somalia
+2522-864911 Sita link (STC)
BREAKING NEWS Murusade sais we didnt talk to caasho yusuf.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 403 Views
-
Last post by adanboy
-
- 1 Replies
- 328 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 993 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 21 Replies
- 9914 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 870 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 45 Replies
- 3521 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 2 Replies
- 372 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 2 Replies
- 488 Views
-
Last post by Brav3Heart
-
- 2 Replies
- 850 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 356 Views
-
Last post by Luq_Ganane