Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka ayaa Baarlamaanka u gudbiyey mooshin ka dhan ah ra’iisal wasaaraha dowladda KMG Cali maxamed Geeddi.
Mooshinkan ka dhanka ah Geedi ayaa loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka iyadoo culeys lagu saarayo in cod kalsooni ah loo qaado xukuumadda ra'isal wasaaraha.
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Ismaaciil Bubaa oo hadda ah Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa hor boodaya mooshinkan ka dhan ah ra’iisul wasaaraha, iyadoo wasiiro iyo xildhibaano kale ay dadaal ugu jiraan sidii loo ridi lahaa xukuumadda Geeddi.
Warar aan ku kalsoon nahay ayaa waxay sheegayaan in mooshinkan lala sugayo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo safar ugu maqan dalka, marka uu dib ugu soo laabtana dalka loo soo hor dhigi doono.
Geedi ayaa horey uga bad-baadey cod kalsoonida uu barlamanka fedraalka u qadey xukuumadiisa iyada oo codadka xilligaas isu dhowaayeen.
Mooshin ka dhan ah Geedi oo socda
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Mooshin ka dhan ah Geedi oo socda
I really hate this guy and if he were to be given vote of no confidence waxaan isleeyahay the xabashi influence in siyaasada iyo arrimaha somalia hoos ayey u dhaci
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 407 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 410 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 40 Replies
- 3364 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 17 Replies
- 2042 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 16 Replies
- 1221 Views
-
Last post by TarTar
-
- 139 Replies
- 10002 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 0 Replies
- 305 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 735 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 836 Views
-
Last post by SadeSoulja