DR YALAXOW

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

DR YALAXOW

Post by Gedo_Boy »

So is it true what my Muuse Agoonyar friend was saying that Cali Mahdi Xamar '91ki doon ayuu la baxsaday Laughing Laughing Laughing
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: DR YALAXOW

Post by Gedo_Boy »

wuxu igu yiri markuu Caydiid weerarka bilowbay ayuu la baxsaday asaga oo islahaa "dadkaada ku ma dagaalamaayaan......" laakin marki dambe asagoo doonta saaran ba laga soo celiyay markii Abgaalka Xamar agagaarkeeda gurmad soo yeesheen

bal arintaas maxaa ka jiro...wiilka wuxu igu yiri "cid kale Cali Mahdi ka wa wareeysan anakaa Muuse Agoonyar isla ah" Laughing Laughing
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13996
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: DR YALAXOW

Post by DR-YALAXOOW »

loool 1992 iljeex iyo jaajaabadii la socotey marnaba ma soo dhaafin qadka cagaaran from siinaay yaaqshiid taalada daljirka shingaani marnaba ma soo dhaafin.

cali mahdi gurigiisa ku yaala marino liido marka laga tago marnaba kama qixin.

unlike abaaba siyaad buurdhuubo ilaa nigeria ay reer jalaf ceydiid bursanaayeen Laughing Laughing Laughing
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: DR YALAXOW

Post by Gedo_Boy »

M Siad Barre wuxu ka tagay Gedo khillaf ka dhex maray Marexaan dhexdiis waxyaalo badan....Caydiid wuxuu soo galay Gedo Marexaan markee khilaaf dhexdiis ku kala tageen iyo M Siad Bare markaas maba joogin......

adiga waxaa kugu filan Caydiid inuu 10,000 USC ciidan la yimid iyo 2 boqol la soo noqday asagoo 3 bil mudo ah la meydkiisa la raadinaayay.......asagoo jaban iyo Mudug iyo Hiiraan lagu buursanaayo buu Xamar ku noqday asagoo tabar beelay.....

marna waa Liido, marna waa kaaraan? Laughing Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: DR YALAXOW

Post by DawladSade »

Gedoboy, doctor yalaxoow noo daa, he misses dameerki uu raaci jiray (kaftan akhii no hard feelings) Very Happy
User avatar
xamari_gash
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13048
Joined: Tue Oct 17, 2006 1:03 pm
Location: HOOYADA ORAD SANKA KA WASS RIP-KIYAN U NEEKY APE LOOKIN XABASHII

Re: DR YALAXOW

Post by xamari_gash »

IS DIS WAH A ADULT CONVERSATION LOOKS LIKE
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”