Page 1 of 1
DR YALAXOW
Posted: Sat May 26, 2007 4:51 pm
by Gedo_Boy
Re: DR YALAXOW
Posted: Sat May 26, 2007 4:57 pm
by Gedo_Boy
wuxu igu yiri markuu Caydiid weerarka bilowbay ayuu la baxsaday asaga oo islahaa "dadkaada ku ma dagaalamaayaan......" laakin marki dambe asagoo doonta saaran ba laga soo celiyay markii Abgaalka Xamar agagaarkeeda gurmad soo yeesheen
bal arintaas maxaa ka jiro...wiilka wuxu igu yiri "cid kale Cali Mahdi ka wa wareeysan anakaa Muuse Agoonyar isla ah"

Re: DR YALAXOW
Posted: Sat May 26, 2007 5:09 pm
by DR-YALAXOOW
loool 1992 iljeex iyo jaajaabadii la socotey marnaba ma soo dhaafin qadka cagaaran from siinaay yaaqshiid taalada daljirka shingaani marnaba ma soo dhaafin.
cali mahdi gurigiisa ku yaala marino liido marka laga tago marnaba kama qixin.
unlike abaaba siyaad buurdhuubo ilaa nigeria ay reer jalaf ceydiid bursanaayeen

Re: DR YALAXOW
Posted: Sat May 26, 2007 5:12 pm
by Gedo_Boy
M Siad Barre wuxu ka tagay Gedo khillaf ka dhex maray Marexaan dhexdiis waxyaalo badan....Caydiid wuxuu soo galay Gedo Marexaan markee khilaaf dhexdiis ku kala tageen iyo M Siad Bare markaas maba joogin......
adiga waxaa kugu filan Caydiid inuu 10,000 USC ciidan la yimid iyo 2 boqol la soo noqday asagoo 3 bil mudo ah la meydkiisa la raadinaayay.......asagoo jaban iyo Mudug iyo Hiiraan lagu buursanaayo buu Xamar ku noqday asagoo tabar beelay.....
marna waa Liido, marna waa kaaraan?

Re: DR YALAXOW
Posted: Sat May 26, 2007 6:21 pm
by DawladSade
Gedoboy, doctor yalaxoow noo daa, he misses dameerki uu raaci jiray (kaftan akhii no hard feelings)

Re: DR YALAXOW
Posted: Sat May 26, 2007 6:23 pm
by xamari_gash
IS DIS WAH A ADULT CONVERSATION LOOKS LIKE