Page 1 of 1

OMG....Puntland soldiers Rapes a Young Somali....

Posted: Sun May 27, 2007 10:27 am
by LiQaaye_TDH
Wiil dhalinyaro ah ayaa xalay abaarihii sideedii fiidnimo maleeshiyaad ka tirsan ciidamadda dowladda ay ku faraxumeeyeen agagaarka xarunta Villa baydhabo.



Wiilkan oo magaciisa layiraahdo Cabdi Qaliif Dhiif oo 17 jir ah ayaa waxaa xalay fiidkii kufsaday maleeshiyada loo galiyay tuutaha milatariga ee laga keenay Puntland.



Dhibane Cabdi Qaliif Dhiif ayaa durbadiiba loola cararay isbitaalka Madiina ee magaaladda muqdishu waxaana masuuliyiinta isbitaalku ay sheegeen inaaney waxba kaqaban karin dhibka gaaray wiilkaasi, Waxaana isla markiiba loola qaaday isbitaalka ciidamadda Uganda ay ku leeyihiin magaaladda muqdisha oo haatan lagu daweynayo.



Eheladda wiilkan ay xalay faraxumeeyeen maleeshiyaadka Reer Puntland ayaa walaac ka muujiyay xaaladda wiilkoodu uu ku suganyahay iyo suurtagalnimadda in wax laga qaban karo dhibaatada soo gaartay.



Wiilkan marka ay qabsanayeen maleeshiyaadkaasi waxaa la socday labo gabdhood iyo wiil yar kuwaasoo ay cayriyeen maleeshiyaadka kufsiga geystay.



Dhacdadan lagu faraxumeeyay wiilkaas ayaa ah tii ugu hureeysay ee nooceedaa ee ka dhacda magaaladda Muqdisho tan iyo markii ay dawladda KMG ahi ay la wareegtay gacan ku haynta caasimadda.

Re: OMG....Puntland soldiers Rapes a Young Somali....

Posted: Sun May 27, 2007 11:44 am
by Karbaash_killa
WDF... Puntlanders arebecoming more like the shanshis now.. khanis khanis dhalay.. ufff

Re: OMG....Puntland soldiers Rapes a Young Somali....

Posted: Sun May 27, 2007 11:47 am
by Fale
Pathetic lie


Come up with something else

Re: OMG....Puntland soldiers Rapes a Young Somali....

Posted: Sun May 27, 2007 7:21 pm
by zackabdul
Liqaaye you are the biggest idiot on Somalinet. How come you never post the website? Propaganda courtesy of The Habar Awal d!ck suck3r.

Re: OMG....Puntland soldiers Rapes a Young Somali....

Posted: Sun May 27, 2007 8:07 pm
by paidmonk
Laughing

Hawiye propaganda hits a new low.

Re: OMG....Puntland soldiers Rapes a Young Somali....

Posted: Mon May 28, 2007 12:10 am
by musika man
dayum those tigre puntlanders, now they are raping karbash killa's male cousins. total humiliation.

Re: OMG....Puntland soldiers Rapes a Young Somali....

Posted: Mon May 28, 2007 3:47 am
by The_Emperior5
hartigu awaaal baa wasakh ayaa ahaayeen

makhaneed makhaneed dhashay