BREAKING NEWS tfg soldiers wounded and others run away
Posted: Sun May 27, 2007 2:41 pm
War deg deg ah Israsaaseyn xoogan oo xiligaan laga maqlayo Igooyska Sanca ee Waqooyiga Muqdisho
Muqdisho
Rasaas xoogan ayaa xiligaan laga maqlayaa Isgooyska Sanca iyadoona Rasaastu ka dhaceysa Iskuulka Goday oo u dhow Igooyska Sanca
Rasaasta oo aan la ogeyn cida ay dhaxemareysa waloow la weeray ciidamo ka tirsan DFKMG oo jidkaasi maraayey waxaana la sheegayaa in ay
laamiga ay yaalan dhowr ka tirsan ciidamada Dowlada o dhaawac ah oo ay ka carareyn ciidamadii kadiska lagi weeraray.
Wali wey soocotaa rasaasta lamana ogi waxii qasaaro intaas kabadan iyadoo xiligaan habeen tahay sasaastana ay socoto