Page 1 of 1

ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 7:00 am
by Hiiraan boy
Sium Masfen: " Ciidamada Ethiopia kama baxayaan Somalia".

Click here to find shabelle news in English

Mogadishu 29, May.07 ( Sh.M.Network) Dowlada Ethiopia ayaa shaaca ka qaadday in aanay ciidamadeeda dhawaanahan kala bixi doonin dalka Somalia ,iyadoo ku tilmaamtay in ay ciidamadaasi yihiin kuwo xureynaya shacabka Soomaaliyeed.

wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia Siyuu Masfen ayaa gaashanka ku dhuftay in waqti xaddidan oo ay kaga baxayaan dalka Somalia loo qabto ciidamada dowladdiisa ka jooga Somalia.

Musfin ayaa sheegay kadib booqasho uu ku yimid magaalada Muqdisho in badan oo ka tirsan masuuliyiinta Somalia iyo hogaanka bulshada rayidka ahba ay ka codsadeen inaanay Ethiopia shacabka Soomaaliyeed kaga dhaqaaqin meel cidlo ah.

Waxa ay sheegeen buu yiri Masfen in haddii Ethiopia ay isaga baxdo Somalia ay naftii iyo maalkii ay u soo hureen shacabka Soomaaliyeed noqon doonto hal bacaad lagu lisay.

Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia waxaa kaloo uu sheegay in ciidamada Itoobiya ka jooga Somalia ay yihiin kuwo xureynaya shacabka Somalia isagoo diiday in ciidamadaasi lagu tilmaamo kuwo xoog ku qabsaday waddanka Somalia.

Siyuu Masfen waxa uu intaasi ku daray in ciidamada Itoobiya aanay awood ku maquunin shacabka Soomaaliyeed hase yeeshee uu isagu u arko ciidamadaasi kuwo iyaga gumeysiga ka dul qaadaya shacabka Soomaaliyeed.

Mr:Masfen waxa uu ballan qaaday in aanay ciidmadiisu ka bixi doonin dalka Somalia ka hor inta laga hubinayo in howlihii ay wada qaqbteen Ethiopia iyo Somalia ay gaareen meel aan ka soo laabasho laheyn isagoo gabi ahaana diiday in xlli kama dambeys ah loo qabto ciidamadaasi.

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 7:03 am
by COSTA
They are wlc to stay it Laughing just come with your women i dont wanna see Somalis with HIV Cool

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 7:48 am
by Hatersss
HIRAAB

How come hawadles dont have known warlords ?

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 8:13 am
by Sir-Luggoyo
The Tigre intention was never a secret, and anyone who thought otherwise, was just delusional or plain stupid. We had drones of such morons in this medium, regurgitating every morning that they will leave in time.

Why would someone sacrifice soldiers he needed for his defence on another man's defence? Why would someone spend substantial amount of money on another man's war, albeit covered by a third party?

Somalia is dead, thanks to Hawiye who made it "no man's land" and the devil's playground for 16 years, and many more thanks to the Majerten, whose love for leadership (at any cost) nailed the coffin. R.I.P Somalia

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 8:16 am
by Hyperactive
Tigre ka adkaday mel oma so3do.They need to be kicked.

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 11:08 am
by Ina Baxar
Yupe , thanks to the TFG!

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 11:59 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Eritrea is not needed anymore, SAD Laughing

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 2:04 pm
by smooth
Luugoye

Hawiye are the only people who fought and continue to fight for liberation, without hawiye the south would have been like Puntland & Somaliland a very long time ago

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 2:07 pm
by Sir-Luggoyo
Smooth,

I know what Hawiye are doing and I give them all the credit they deserve, having said that, isn't it a little too late? If they would have put their shitt together a long time ago, would there have been Afbiijo and his Tigre and all the other stooges? They had a chance of 16 years to pacify the city and restore peace, what did they do?

Gaalka dil gartiisana sii.

Re: ethiopian minister: ethiopian askar will never leave somalia

Posted: Tue May 29, 2007 2:19 pm
by eyes-only
maybe they should stay