Embghati Group calls for Complete Deforestation in Xamar
Posted: Thu May 31, 2007 2:24 am
From shelling/eviction of civilians from there house laced with the destruction of entire neighborhoods, Embghati's next move seems to be pacifying the environment through it's aggressive calls for complete deforestation.
Anyone thats visited Xamar knows the vocal point of the city was the beautiful variety of Palm trees that stood out despite the destruction.
Mogadishu 31, May.07 ( Sh.M.Network) Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday maamulka gobolka Banadir in loo kordhiyo waqtiga loo qabtay in lagu jaro geedaha ka hor baxay daafaha iyo hareeraha guryahooda.
Inkastoo maanta ay tahay maalintii ugu dambeysay ee loo qabtay dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho in ay ku dhameystiraan xaalufinta geedka loo yaqaano Cali garoobka ayaa shacabka qaar waxaa ka soo yeeraya codsiyo ay ku doonayaan in loo kordhiyo waqtiga.
Dadka qaar ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in geedka uu yahay mid ku badan magaalada Muqdisho isla markaana waqti dheer ay qaadaneyso in la jaro.
Tan iyo markii maamulka gobolka Banadir uu soo saaray wareegto lagu amrayo dadka in ay iska jaraan geed yahoodka ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka socday howlo lagu jarayo geedaha.