Wararka naga soo gaaraya degaanka Baar gaal ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in xiisao colaadeed oo ay u dhaxeeyaan Maleeshiyaadka Puntland iyo kuwo kale oo ka soo degay xeebta degaankasi kuwaasoo wararku ay sheegayaan iney yihiin kuwo degaanka ah, aadna u hubeysan, waxeyna haatan ku sugan yihiin Buuraha ku teedsan degaanka halkaasoo difaac ay ka galeen...
Deegaanka Baar-gaal waxey u jirtaa qiyaastii 100-km Magaalada Boosaaso waxaana wararku ay sheegayaan in shalay ay xeebta degaankaasi ku soo xirteen 3-5 doomood oo ay la socdaan Dagaalyahaniin soomaali ah oo aad u hubeysan, kuwaasoo la wareegay gacan ku heynta deegaankaas xeebta leh, waxeyna wararku intaasi raacinayaan inuu hormuud u yahay Sheekh Fu'aad Maxamed Shongole oo ka mid ah Madaxda Sare ee MIS, kana soo jeeda Gooblka Bari, waxaana lagu qiyaasay ilaa 300-500 oo dagaalyahan kuwaasoo qaarkood la sheegay iney xeryo halkaasi ku dhow muddo tababar lagu siinaayay, waxeyna ku hubeysan yihiin qoryaha Culus iyo kuwa fududba, sido kale gantaalada noocyada P-10, 106-MM, Basuukayaasha noocayadiisa kala duwa, {7&2}, jabshayaal iyo keyd rasaaseed, waxeyna markii ayh soo dageen la wareegn garoonka yar oo degaanku ku yaal, warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya iney u soo dhaqaaqeen dhinaca Gobolada Sanaag iyo Nugaal, dhanka kale Maleeshiyaadka Puntland ayaa lagu amray iney garaaan degaanka Baar-gaal kuwaasoo maantay la filaayo iney gaaraan halakasi si ay u hakiyaan dhaqdhaqaaqa cusub ee degaanka ka curtay, waxeyna wararku sheegaayaan in dhowr gaari oo kuwa rayidka ah ay qabteen iyagoo ku eedeeyay iney xiriir la leeyihiin kooxaha ku sugan degaanka Baar-gaal
Warbixin Ku Aadan Xiisadaha Ka Taagan Baar-gaal..
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 70 Replies
- 4823 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 2 Replies
- 1924 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 0 Replies
- 259 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 270 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 10 Replies
- 1465 Views
-
Last post by General Duke
-
- 23 Replies
- 2296 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 0 Replies
- 9117 Views
-
Last post by hodan_23
-
- 0 Replies
- 430 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 1 Replies
- 654 Views
-
Last post by SooMaal11
-
- 8 Replies
- 1832 Views
-
Last post by Ureysoo