Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
i think the war is gonna start
xoogaga kacdoonka kismaayo vs dhabadhilif mj and hawiya. i wish xawaadle joined xoogaga kacdoonka ksimaayo
iidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu diyaarinayo degaanno ka tirsan Gobolka J/hoose
{Somaaljecel News Network} Kismaayo:- Ciidamadii horey looga saaray magaalada Kismaayo ayaa ku jira diyaargarowgii ugu dambeeyay ee ay ku doonayaan inay dagaal ku qabsadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.
Sida warku sheegayo deegaaka Buulo-guduud ayaa waxaa lagu diyaarinayaa ciidammo aad u fara badan oo kooxdii Kismaayo horey looga saaray ay doonayso inay halkaasi weerar uga qaaddo Kismaayo si ay dib uga qabsato kooxdii dhawaan la wareegay gacan ku heynta magaaladaas, welina heysata.
Warar kale ayaa sheegaya in degaanka Madhamaato iyana lagu aruurinayo ciidamo ka tirsan kuwa haatan Kismaayo heysta si ay isaga difaacaan kuwa Buulo-guduud dagaalka ka soo qaadaya ee horey dagaalka ay uga adkaadeen.
Degaannada Buulo-guduud iyo Madhamaato ayay haatan ka soconayaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo labada dhinac dagaal ugu diyaar garoobayaan, waxayna labada dhinac wadaan isku hub uruursi.
Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa haatan si aad ah u kacsan, waxaana si aad ah magaalada looga dareemayaa kooxaha hubeysan ee gaaf wareegaya magaalada, iyadoo maleeshiyooyinka Kismaayo heysta ay isku dayayaan inay difaacaan gacan ku hayntooda magaalada Kismaayo.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
two months of preparing 

Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
[quote="DawladSade"]two months of preparing
[/quote]
Wallee rag baad meesha dhigteen:lol:

Wallee rag baad meesha dhigteen:lol:

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
war dawlad warka na sii
do u think they gonna attack this time? hows merehan doing in kismaayo. are they prepared for it?
do u think they gonna attack this time? hows merehan doing in kismaayo. are they prepared for it?
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
Hiiraan I told you long time ago, beesha Sade ONLY in Kismaayo right now has enough weapons to fight Ethiopia for thirty days straight even with with helicoptars, much more then that without firepower.
lakin Ethiopia told afbiijo they are not going to fight in kismaayo, so what can the kicked out crew do? they can't take on beesha Sade and but they cant also go to kismaayo cuz they will lose face and most likely get assasinated (these are punks who took advantage of beesha sade's dulqaad in the months before as dawlada).
so they sit and sit and sit and now Abdullahi Yusuf has started talks with Mareexaan in Xamar and with outside dibadaha but beesha Sade is united in this, Kismaayo is OURS, no gorgortan.

Last edited by DawladSade on Thu May 31, 2007 1:03 pm, edited 1 time in total.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
waan gartay
so this is another bluff. they cant do anything

waryaa dawlad
is this what kismaayo looks like?
http://www.puntlandpost.com/assets/kismaayo.jpg
muqdisho baan xasuustay
is this what kismaayo looks like?
http://www.puntlandpost.com/assets/kismaayo.jpg
muqdisho baan xasuustay
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
why do you think kismaayo is the second largest city in somalia
ka waran we are the single most powerful sub-clan while hawiye fight for neighborhoods anaga intaa dhan baa leenahay
http://www.allgedo.com/allgedo/kismayo.jpg
http://www.somaliatalk.com/2005/nov/kismay.jpg
http://www.allsomali.com/waftiga%20oo%2 ... caayo1.jpg
http://www.allsomali.com/wafti%20oo%20b ... maayo1.jpg

- zackabdul
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3313
- Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
- Location: The Canadian Artic
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
Dude these people have shamed us, Afgadud is going to get shot as soon as he lands at Bosaso Airport. Mark my words... and is Kojar chearleading? That guy is making the Ogaden look like idiots.. so many threats... fuck dude we lost the war.
lool.

Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
Kismayo's beautiful walle....
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
[quote="zackabdul"]Dude these people have shamed us, Afgadud is going to get shot as soon as he lands at Bosaso Airport. Mark my words... and is Kojar chearleading? That guy is making the Ogaden look like idiots.. so many threats... **** dude we lost the war.
lool.[/quote]
You have realized it now?

You have realized it now?

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
[quote="Gedo_Boy"]Kismayo's beautiful walle....[/quote]
And it is ALL beesha Sade's. Can't wait till next summer shiiiiiiiiiiiiiiiit i can already smell the ocean

And it is ALL beesha Sade's. Can't wait till next summer shiiiiiiiiiiiiiiiit i can already smell the ocean

- zackabdul
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3313
- Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
- Location: The Canadian Artic
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
DS,
Ina adeer don't worry we'll be there in no time to claim whats ours.

Ina adeer don't worry we'll be there in no time to claim whats ours.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
[quote="zackabdul"]DS,
Ina adeer don't worry we'll be there in no time to claim whats ours.
[/quote]
You come in peace, the gates are open. You come with war, come with your coffins.
Ina adeer don't worry we'll be there in no time to claim whats ours.

You come in peace, the gates are open. You come with war, come with your coffins.
- zackabdul
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3313
- Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
- Location: The Canadian Artic
Re: Ciidamo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan Kismaayo oo lagu
Dude regardless of what goes down, we will always have a major say + positions in that city... there's no negotiations when it comes to that.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 587 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 886 Views
-
Last post by mudugawi
-
- 0 Replies
- 9828 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 0 Replies
- 5671 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 657 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 19 Replies
- 1307 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 6 Replies
- 107763 Views
-
Last post by Colonel
-
- 0 Replies
- 5768 Views
-
Last post by Hiiraan boy