Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
Mid Ka Mid Ah Beelaha SADE Oo Shirweyne Uu Uga Furmey Tuulada Daabley Oo Ka Tirsan Degmada G/Haarey Ee Gobolka Gedo
May 31,2007
by Baardheere-GEDO-NN
Shirweynahan oo maanta si rasmi ah ugu furmay Tuulada Daabley ayaa waxaa la sheegay mudada uu socda inay ka qeyb qaadandoonaan, ergiiyin kor u dhaafey ilaa 250 xubnood oo ka kala yimid Degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Gedo, kuwaasi oo isugu jira hogaamiyayaal dhaqameedyo ,duqey,siyaasiyiin ,saraakiil, aqoonyahano,dhalinyaro, culomaaudiin,haween iyo waxgarad kale,iyadoo shirkana ay ku wada hadlayaan BEESHA REER YUUSUF EE XASAN GAASHIREDLE.
Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah waxgaradka Beeshaasi oo ku dhaqan Gobolka Gedo,ayaa mudada uu socda oo lagu sheegay 15 maalin ah ayaa Maxamed Cabdi Kaliil oo ka mid ah Masuuliyiinta ka qeygaleyso shirkaasi ku tilmaamey ujeedadiisu mid Beesha ay kaga hadleyso danaheeda,sidii beesha ay gacan ugu geysan lahayd howlaha Nabada iyo dib u heshiisiinta Gobolka iyo waliba sidii loo xalin lahaa dhibaatooyinka hadda taagan oo wiiqaya nabada iyo isdhexmarka Gobolka.
Kaliil ayaa intaasi ku darey shirkani oo ah kii ugu horeeyey oo beesha Reer Yuusuf ay yeeshaan in ujeedadiisu ay tahay mid nabadeed oo Beelaha kale ee SADE u horseedaya nabad kuwada noolaansho dhexmarta iyo sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinkii colaadeed ee la soo marey,isla markaana loogu gudbo horomar iyo wax wadaqabsi.
Dadka la yaqaan ee ka qeyb qaadanaya shirweynahan ayaa waxaa ka mid ah hogaamiyaal dhaqameedyo,mas,uuliyiin maamul iyo Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Ugaas.Maxamed Xasan Yarow,Nabadoon Macalin Aden Cabdi Geesey,Col.Maxamed Cabdi Aden (IRIS),G/xigeenka Maamulka G/haarey C/risaaq Maxamed Xuseen,Sheekh Cali Nord,Nabadoon Mahad Macalin
Cusmaan,Xuseen Cawl iyo wax garad kale.
Shirkaan oo ah kii noociisa oo kale ay beeshani ay yeelato ayuu sheegay Kaliil inay ka soo bixi doonaan natiijooyin wax ku ool ah oo Beesha iyo Beelaha kale ee SADE u horseeda nabadgelyo iyo nidaam ay ku dhaqmaan.
A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere

Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
Mid ka mid ah Beelaha SADE oo Shirweyne uu uga furmey Tuulada Daabley/Garbaharey
Shirweynahan oo maanta si rasmi ah ugu furmay Tuulada Daabley ayaa waxaa la sheegay mudada uu socda inay ka qeyb qaadandoonaan, ergiiyin kor u dhaafey ilaa 250 xubnood oo ka kala yimid Degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Gedo, kuwaasi oo isugu jira hogaamiyayaal dhaqameedyo ,duqey,siyaasiyiin ,saraakiil ,aqoon yahano,dhalinyaro,Culoma,udiin,haween iyo waxgaradkale,iyadoo shirkana ay ku wada hadlayaan Beesha Reer Yuusuf ee Xasan Gaashiredle.
Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah waxgaradka Beeshaasi oo ku dhaqan Gobolka Gedo,ayaa mudada uu socda oo lagu sheegay 15 maalin ah ayaa Maxamed Cabdi Kaliil oo ka mid ah Mas,uuliyiinta ka qeygaleyso shirkaasi ku tilmaamey ujeedadiisu mid Beesha ay kaga hadleyso danaheeda,sidii beesha ay gacan ugu geysan lahayd howlaha Nabada iyo dib u heshiisiinta Gobolka iyo waliba sidii loo xalin lahaa dhibaatooyinka hadda taagan oo wiiqaya nabada iyo isdhexmarka Gobolka.
Kaliil ayaa intaasi ku darey shirkani oo ah kii ugu horeeyey oo beesha Reer Yuusuf ay yeeshaan in ujeedadiisu ay tahay mid nabadeed oo Beelaha kale ee SADE u horseedaya nabad kuwada noolaansho dhexmarta iyo sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinkii Colaadeed ee la soo marey,isla markaana loogu gudbo horomar iyo wax wadaqabsi.
Dadka la yaqaan ee ka qeyb qaadanaya shirweynahan ayaa waxaa ka mid ah Hogaamiyaal dhaqameedyo,mas,uuliyiin maamul iyo Siyaasiyiin ay ka mid yihiin
1) Ugaas.Maxamed Xasan Yarow
2) Nabadoon Macalin Aden Cabdi Geesey
3) Col.Maxamed Cabdi Aden (IRIS)
4) G/xigeenka Maamulka G/haarey C/risaaq Maxamed Xuseen
5) Sheekh Cali Nord
6)Nabadoon Mahad Macalin Cusmaan
7)Xuseen Cawl iyo wax garadkale.
Shirkaan oo ah kii noociisa oo kale ay Beesha yeelato ayuu sheegay Kaliil inay ka soo bixi doonaan natiijooyin wax ku ool ah oo Beesha iyo Beelaha kale ee SADE u horseeda nabadgelyo iyo nidaam ay ku dhaqmaan.
Axmed Cumar Saalixi
Baardheere-Gedo

- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
I wonder what they are planning. 

Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
I hope the meeting goes badly.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
The Destruction of the Qule Crop is gripping the Rer Hassan Samburu. 

Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
(mourns in silent)
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
Lol@ Samburu. So you are the fake Sadaam.
WOw!

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
Beesha Hassan Samburu are insulted that the minutes of the Qule Famine are being publicized 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
Sadaam is the dude on the left:
http://en.wikipedia.org/wiki/Image:SamburuWarriors.jpg
Viva Beesha Hassan Samburu

- zackabdul
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3313
- Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
- Location: The Canadian Artic
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
Samburu sounds a little negroid if you ask me.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
zackabdul,
See these two:
http://www.post-gazette.com/pg/05128/499794.stm
One is Hawrarsame Boon, and the other is the more diluted Ilkoyar
See these two:
http://www.post-gazette.com/pg/05128/499794.stm
One is Hawrarsame Boon, and the other is the more diluted Ilkoyar
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
[quote="Ugaas Diini"]I wonder what they are planning.
[/quote]
Strengthen peace. Next you would hear reer Cigaal Siyaad hold conference saying strengthen peace also. Nabadi bay la dhaceen, ileen reer Yusufkaan iyo reer Cigaal Siyaad waa labadii Gedo lala joogi waayey.
the famous Maxamed Cabdi Kalil who chased the Garre to tigrey highlands is reer hassan
i thought he was celi-dheere, ninkaan waa rageedi 

Strengthen peace. Next you would hear reer Cigaal Siyaad hold conference saying strengthen peace also. Nabadi bay la dhaceen, ileen reer Yusufkaan iyo reer Cigaal Siyaad waa labadii Gedo lala joogi waayey.

the famous Maxamed Cabdi Kalil who chased the Garre to tigrey highlands is reer hassan

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5661
- Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
akhii dawladsade dump barre huuraale and elect a wise brave leader.
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
I thought Kalil was calidheere too. I was wondering why they had two calidheere commanders and none from reer hassan, talxe etc. 

- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Saddam, 250 of your uncles hold regional meeting.
It just shows you that ciqaal siyaad run reer-siyaad politics from every angle and corner, we got everything on locked..........I cant believe my adeeryaal actually are letting xassan-gash to hold a meeting in the capitol, that's a down right insult--a spit in the face and I need explanation quickly, excuse me while I phone back home. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1753 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 444 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 11 Replies
- 1178 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 2 Replies
- 453 Views
-
Last post by SuperLander
-
- 0 Replies
- 551 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 489 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 3 Replies
- 894 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 0 Replies
- 29 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier