BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
Dagaal qadhaadh oo kasocda Gudaha Buuhoodle iyo Dhimashada oo kusii badanaysa marba marka danbaysa.
Warkii 01-Jun-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa kasocda hadda Gudaha Buuhoodle dagaal qadhaadh oo faraha la isula tagay dagaalkaas oo u dhaxeeya laba beelood oo walaalo ah oo wada dega magaalada Buuhoodle iyo qaar katirsan tuulooyinka ku xeeran magaalada Buuhoodle.
Dagaalkan ayaa waxa uu ka kacay nin wadaad ah oo saaka lagu dilay gudaha magaalada Buuhoodle ninkan oo ay dileen beel kamid ah beelaha dega Buuhoodle oo ay udileen aano hore oo ay kala qabeen Beesha laga dilay ninkan aanadan oo ahayd aanadii aangalo eek al hore.
Hadaba ninkan saaka lagu dilay gudaha magaalad Buuhoodle ayaa waxay keentay in dagaal qadhaadh uu si kadis ah uga bilaabmo gudaha magaalada Buuhoodle waxaana ay hadda ay ay dhimashadu maraysaa 4 dhimasho ah iyo labo dhaawac ah oo ah dadkii dagaaladu u dhaxeeyeen.
Waxaa kasocda dagaal kulul gudaha magaalada waxaana uu saamayn wayn ku yeeshay dhamaan magaalada Buuhoodle oo si wayn looga maqlayo dhawaaqa rasaasya xoogan ee ay iswaydaarsanayaan labada beelood ee ku dhex dagaalamaya gudaha magaalada Buuhoodle.
Dagaalkan hadda kasocanaya magaalada ayaan ilaa hadda aysan jirin cid isu xilqaantay inay ka hortagto oo ajoojiso dagaalka soconaya lana dhex galo labada beelood ee walaalaha ee ku diriraya gudaha magaalada Buuhoodle iyada oo marba marka kadanbaysa uu khasaaruhu kasii badanayo inataa.
Wixii kasoo kordha kala soco wararkayaga danbe ee shabakada warbaahinta Soomaalieed ee afnugaal.com
Afnugaal News Desk
info@afnugaal.com

- Samatr
- SomaliNet Super
- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
Eebbe ha kale qabto dadkan iyo ummadda Soomaaliyeed.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
do u know who is fighting??
who lives in buuhoodle?
who lives in buuhoodle?
- The-Screw
- SomaliNet Super
- Posts: 19924
- Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
- Location: Somewhere in the PNW
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
the forum is calm and chill until you show up with your focking clan related war and bullsh!t topics. i want to hang you right about now.

- The-Screw
- SomaliNet Super
- Posts: 19924
- Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
- Location: Somewhere in the PNW
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
what does that mean?
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
the csrew>>> basra
why YOU delete my posts QURJIILE BOY?
why YOU delete my posts QURJIILE BOY?
- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
This is not good, Inshallah it will be over..........
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
waryaa highclass
who lives there and who is fighting who?

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
Must be two dhuloos who else lives there
- highclass
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4987
- Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
- Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
Yes Hiiraan Boy Its Dhulbahante
Mamulka Buuhoodle has stepped in and closed off all the roads, Inshallah everything should be fine now.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
Its the Dhillos Vs Dhillos
One of the subclans killed an old man few weeks ago, in the middle of Buhoodle, so now i guess its revenge time....

- Spragga Benz
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1736
- Joined: Mon Jul 05, 2004 7:00 pm
- Location: ceelka bardacad, gaalkacyo
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
[quote="LiQaaye_TDH"]Its the Dhillos Vs Dhillos
[/quote]
escorts vs street hookers? Ive seen this shit before, street hookers always win.

[/quote]
escorts vs street hookers? Ive seen this shit before, street hookers always win.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
[quote="Spragga Benz"][quote="LiQaaye_TDH"]Its the Dhillos Vs Dhillos
[/quote]
escorts vs street hookers? Ive seen this shit before, street hookers always win.
[/quote]
Street Hookers, are Gheettoo what you mean blood, of course they gonna win......

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: BREAKING NEWS CLAN WAR IN BUUHOODLE
Why are people so happy for a war?
Dagaalkii ugu xumaa ee ka dhacay Buuhoodle waayan dambbe wuxuu ku saabsanaa, nin HJ ah ayaa lagu diley Buuhoodle, then inaabtigii ayaa after a long time u aaray oo laayay rag la hayb ahaa oo uu ku eedeeyey inay dilka ka dambeeyeen.....then they started killing each other...For the sake of the Habarjeclo guy...I wonder if Liqaaye will kill another H/J for Dhulos guy????
Ilaahow kala qabooji.....

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 713 Views
-
Last post by Moguul21
-
- 67 Replies
- 6812 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 7 Replies
- 1220 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 6 Replies
- 716 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 48 Replies
- 3849 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 38 Replies
- 324 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 2 Replies
- 485 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 1137 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 1 Replies
- 590 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 60 Replies
- 3618 Views
-
Last post by Strategic