Page 1 of 1
BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 2:49 pm
by Hiiraan boy
War deg deg ah Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo la dilay caawa
Muqdisho
Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Jubada Hoose Musdaf Gabgab ayaa caawa Fiidkii lagu dilay magaalada Kismaanyo sida uu sheegay taliyaha ciidamada Boliiska Jubada hoose
Dilka taliyaha ayaa waxaa fuliye 3nin oo wajiga duuban kuwaas oo markii ay dileen si xaraga leh isaga baxay.
Amaanka goobaha ay ka taliyaan DFKMG ayaa ah kuwa xili walba ka soo daraayo iyadoona dilka iyo qaraxyada ay noqdeen kuwa caadi ah taasoo keentay shacabka in ay ka niya jabaan howlaha amniga ay garwadeenka DFKMG
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 2:52 pm
by zackabdul
Was he Mareexan?
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 2:53 pm
by Hiiraan boy
[quote="zackabdul"]Was he Mareexan?[/quote]
^^
u are sick
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 2:56 pm
by zackabdul
Xawadle = Midgaan
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:00 pm
by Xamud.
He`s Reer Bicidyahan my father knew him. Ilaahey ha unaxariisto Gacan ka xaqdaran baa dhishey.
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:02 pm
by zackabdul
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:02 pm
by Ugaas Diini
Allah ha u naxariisto. Afgaduud will pay for it.
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:04 pm
by Unclebin-
Taliyaha Nabad sugida Somaaliyaa is Gen Darawiish. Who is reer bicidyahan. This guy I am not sure.
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:05 pm
by zackabdul
^^ Gen.Darawiish is Dhulo?
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:06 pm
by Xamud.
[quote="Unclebin-"]Taliyaha Nabad sugida Somaaliyaa is Gen Darawiish. Who is reer bicidyahan. This guy I am not sure.[/quote]
He`s Reer Bicidyahan Reer Waceys if am not mistaking him with some one els. Maqtal is his name.
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:10 pm
by Unclebin-
This is Gen Darawiish
He is abdullahi yusu right hand man.
http://shabelle.net/images1/kormeer1.jpg
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:12 pm
by zackabdul
UB,
He's Dulbahante or what?
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:17 pm
by Hiiraan boy
Re: BREAKING NEWS Taliyaha Nabad Sugida gobolka Jubada hoose oo
Posted: Fri Jun 01, 2007 3:19 pm
by Unclebin-
I am almost positive he is ali ibrahiim.