BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by Hiiraan boy »

War Deg deg ah: Gurmad kakala yimid Hargaysa,Garoowe.Laascaanood,Ethiopia oo ku jeeda buuhoodlle
Warkii 01-Jun-2007 iyo Qormadii: c/qaadir gaabuush

War deg deg ah oo uu hada khadka telefonka noogu sheegay wariyaha afnugaal,con ee buuhoodlle C/rashiid galbeedi ayaa noo xaqiijiyey in xabadii ay is taagtay dhimashaduna ay sii korodhay isla markaana ay hada kusoo fool leeyihiin magaalada ciidama kakala imaanaya iyo wasiiro.......

Ka yimid magaalada garoowe ee dowlad goboleedka puntland , ciidamada daraawiishta ee ka imaanaya garoowe ayaa la sheegay in ciidamo dheeri ah lagaga dari doono magaalada laascaanood, gurmadka ka imaanaya garoowe ee isugu jira ciidanka iyo wasiirada ayaa waxaa waheliyo qaar ka mid ah isimada gobolka nugaal iyo caaqilo..

Sidoo kale waxaa iyana saacadaha soo socda ka soo baxaya magaalooyinka Burco,hargaysa, Danood, wefdiyo isugu jira salaadiin ,cuqaal , ganacsato , iyo waliba masuuliyiin ka socota maamulka Somaliland..

Xarunta gobolka Sool ee laascaanood ayaa iyana ilaa hada waxaa ka baxay wefdi gaadhaya ilaa 30 xubnood oo ay hogaaminayaa salaadiin uu ka mid yahay Ugaas C/laahi Ciise, sidoo kale waxaa iyana hada ka socota magaalada laascaanood abaabulo gaara ee beel walba gaar keeda isu abaabulayso si ay qayb uga qaadato qaboojinta xaalada buuhoodlle..

Sida uu kusoo waramayo wariyaha Afnugaal.com Buuhoodlle C/rashiid galbeedi waxaa iyana caawa xili danbe la sugayaa ciidamo iyo saraakiil sare oo ka imaanaysa dalka Ethiopia kuwaas oo sida la sheegay imaan doono buuhoodlle waa soo dhowaadka..

Degmada widhwidh oo ka tirsan gobolka cayn ayaa gurmadkii ugu horeeyey u dirtay magaalada buuhoodlle gurmad kaas oo gaadhay goobta dagaalka xili dagaalku socdo .

wararkii ugu danbeeyey ee C/rashiid galbeedi ka soo diray buuhoodlle ayaa sheegaya in dhimashadu hada marayso 15 qof
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by highclass »

Laughing Damn Thats a lot of people and troops coming in

Alxamdulliah Its over Very Happy
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by Hiiraan boy »

waryaa highclass

there xabashis coming to Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by Gedo_Boy »

what's going on? are S-land & Puntland gonna clash?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by Ina Baxar »

Laughing @ saraakiil ethiopian ah .
My Goodness!!* shakes his head**
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by Hiiraan boy »

read this

[quote]Sida uu kusoo waramayo wariyaha Afnugaal.com Buuhoodlle C/rashiid galbeedi waxaa iyana caawa xili danbe la sugayaa ciidamo iyo saraakiil sare oo ka imaanaysa dalka Ethiopia kuwaas oo sida la sheegay imaan doono buuhoodlle waa soo dhowaadka..[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

xabashis have new excuse to come to buuhoodle
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by highclass »

[quote="Ina Baxar"]:lol: @ saraakiil ethiopian ah .
My Goodness!!* shakes his head**[/quote]

Probably the Somali Saraakiil from Bari Ethiopia
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by Hiiraan boy »

waryaa highclass

cant u read

it says CIIDAMO iyo saraakiil sare oo ka imaanaysa dalka Ethiopia Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by highclass »

Hiiraan boy


Im shocked, I just found out TFG and Ethiopia is coming to Buuhoodle. We can't handle this, wa in la jihaado Laughing
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by Hiiraan boy »

waryaa highclass

sometimes u confuse me ninyahow

aniga waxaa ku meeleeyey nin mujahid ah but ur hypocrit
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by highclass »

^^ You are the confused one, Mixing Islam iyo Qabilism


I have never supported TFG when to the president is harti just like me.....
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS DHULLO SUPPORT FROM Hargaysa,Garoowe.Laascaano

Post by The_Emperior5 »

who do you suport

Dhuloz versus dhuloz in boohoodle
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”