Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamud Ismaaciil Cali
( Waraabe Cadde)
Alle ha u naxariisteen Marxuum X. Maxamuud Ismaaciil Cali oo ku magac-dheeraa Waraabe Cadde ayaa maanta lagu aasay magaalada Burco, jinaasad si ballaadhan oo heer qaran ah looga qaybgalay, kadib markii uu xalay ku geeryoodey gurigiisa isla magaalada Burco.
Aaska Marxuumka waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha xisbiga ugu weyn mucaaridka, Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay weheliyaan xubno ka tirsan hoggaanka xisbiga, Guddoomiyaha Golaha Guurtida, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, Guddoomiyekuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada, mudane Cabdulcasiis Maxamed Samaale, mudanayaal ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Somaliland, Guurtida iyo Wakiillada, maamulka Gobolka Togdheer iyo degmada Burco, madax-dhaqameedyo, odayaal iyo dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimi gobolka Togdheer iyo gobolada kale ee Somaliland.
Alle ha u naxariistee X. Maxamuud Waraabacadde waxa uu ka mid ahaa odayaasha waaweyn ee gobolka Togdheer iyo Somaliland. Waxa uu ahaa odayaashii SNM iyo talaqabeenkii seeska u dhigay nabadaynta iyo dhismaha dowladnimada Somaliland. Wuxuu ahaa oday dhaqameed marxalado adag kala soo dabaashay Somaliland iyo dadkeeda, wakhtigiisii inta badanna u huray xorraynta, nabadaynta iyo danta guud ee Somaliland.
Xaaji Maxamuud oo dhawrkii sannadood ee u dambeeyey waxa uu u jiifey da' iyo xanuun.
Waxaannu Illaahay uga baryaynaa Qoyskii, qaraabadii iyo Shacbiga Somaliland inuu samir iyo Iimaan iyo weliba Cawil khayr qaba ka siiyo, Marxuumkana Jannadiisii Fardowsa ka warrabiyo... Innaa Lillaah Wa innaa Illeyhi Raajicuum

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
Allah ha u naxariisto marxuunka
Have a good week end y'all .
Have a good week end y'all .
Re: Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
Ilaahey ha unaxaristo amiin.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
Ma shaqadi iya dhaamatay?
take care saxiib....
take care saxiib....
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
Good night y'all.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
Allaahu Yarxam. Aamiin
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
liqaaye ninkas ma snm kulmiye bu aha mise faqash udub ? hadi
uu udub faqash aha may allaah bless him with hell hadise uu aha
snm kulmiye he's already in jannadi fardosa
musa issaqson

uu udub faqash aha may allaah bless him with hell hadise uu aha
snm kulmiye he's already in jannadi fardosa

musa issaqson

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
Mujaahid Waraab Cadde) waxu aha Raggi Ku jiray SNM'ta ee uu soo halgamay Dalka Jamhuuriyada somaliland....
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Inaa Lilaah Waa Inna Illayhi Raajucuun - Marxuum Xaji Maxamu
(Marxuun X Maxamuud Waraabe Cade)
hadhwanaag 2007-06-02 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Xaaji Maxamuud Ismaciil (Waraabe Cade) ayaa Habeen hore fiidkii ku geeryooday Magaalada Burco , Marxuumka oo shalay loo sameyay Aas qaran waxa lagu aasay Xabaalo ku yaala duleedka Magaaladda Burco ,
Aaska Marxuum Xaaji Waraabecade waxa ka soo qayb galay Masuuliyin ka kala socday Xukuumada Somaliland Golayaasha Qaranka, Xisbiyada Qaranka, Xubno kamid ah Mujahidiinti ururkii SNM , Aqoon yahano kala duwan, Maamulka Gobolka iyo Degmada iyo Dadweyne aad u tiro badan oo ka kala yimi Gobolada Somaliland.
Dadkii aaska ka soo qayb galay waxa kamid ah Gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan Wasiirka Hawlaha Guud Siciid Sulub Maxamed, Wasiiru Dawlaha Macdanta iyo Biyaha Xasan Macalin, Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Wakiilada Cabdicasiis Samaale, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilanyo , Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Muuse Biixi Cabdi iyo Xubno kale oo aad u tiro badan oo isugu jiray Xubnihi Ururka SNM Aqoonyahano iyo Waxgarad kale
Ala ha unaxariiste Marxuum Xaaji Waraabe Cade waxa loo sameeyay aas qaran
Marxuum Xaaji Maxamuud Waraabecade waxa uu kamid ah Odayaasha sida weeyn looga yaqaano Gobolka Togdheer iyo Somalilandba waxan uu kamid ah Odayaashi ka qayb qaatay Aasaskii Ururkii SNM .
Hadab Taariikhada Marxuumka waxanu xalay ka waraysanay Wiil uu dhalay Marxuum Waraabe Cade Md Axmed Maxamuud Waraabe Cade oo ah Wiilka ugu weeyn Caruurtiisa .
Marxuuk Xaaji Maxamuud Ismaciil (Waraabe Cade) Waxa uu ku dhashay Gobolka Togdheer gaar ahaan Magaaladda Burco Sanadkii 1933.
Taariikhdiisa waxbarasho waxa uu ka bilaabay Magaaladda Cadan isago aad u yar
Magaalada Cadan ayuu uga si Gudbay Dhanka Dalka Igriiska isago xiligaasi Xaaji Waraabe Cade ahaa 20 jir waxan uu ah Badmaax halkaas oo uu degena ila sanadihii u danbeeyay Noloshiisa.
Marxuum Waraabe Cade waxa uu kamid ah aasasayaashi Ururadii Xornimo doonka Somaliland ee xiligi Mustacmarkii Ingiirska sidoo kale waxa uu Maruum Waraabe Cade kamid ah Aasasayaashi ururkii SNM isla markaan waxa uu qayb weyn ka qaatay Dagaaldii SNM la gashay Rajiimkii Siyaad Bare
Marxuum Maxamuud Waraabe Cade waxa uu Guursaday 3 Dumar ah waxana ifka kaga tegay 23 Qof oo ah wuxu dhalay iyo waxay sii dhaleen.
Marxuumka ayaa mudooyinka danbe xanuusanayay isla markaana ku sugna Magaaladda Burco oo uu Habeen Hore Fiidkii ku geeryoday
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka waramay taariikhada Marxuuma Waraabe Cade waxa uu yidhi Siilaanyo “Anaku Xaaji Maxamuud Waraabe Cade waxaanu ahayn Saxiib isku dhaw iyo ehelo isku dhaw marka meelo badan laga eego waxa uu qayb weyn ka qaatay Halgankii SNM muu ahayn nin ku soo biiray Halganka ee waxa uu ah Ragii bilaabay ee Burco Dadka ka saari jiray oo Geeloda iyo xoolaha Reerkooda iibin jiray oo halganka ku bixin jiray hubka xoolihiisa ayuu ka soo iibin jiray Dagaal uu ka maqnaan jiray ma jirin isagu dada ah kumanu eekan jirin eegiisa ee Goobaha halganka Min bari ilaa galbeed goob kasta waa tagi jiray mar uu Oday ku tago, mar uu dagaal ku tago iyo mar uu Deeq kaga qayb galo, xataa markii uu joogay Dalka UK muu ahayn nin Magaalo qudha Jooga ee waxa uu ah nin Magaalooyinka oo dhan soo mara oo Dadka ayuu Dhaqaale Halganka uga soo ururin jiray, Waxan odhan kara Xaaji Waraabe Cade waxa uu ah Geesi is nacay oo deeqsi ah meeshu ka baxayna ninbaa ka baxay ayuu Axmed Siilanyo hadalkiisa ku soo xidhay”

Focken tacziyad and aroos turned somali sites into a non sense webs.
so what if he died and so what if so and so got married.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 884 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 15 Replies
- 1570 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 22 Replies
- 1788 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 4 Replies
- 509 Views
-
Last post by afisoone
-
- 18 Replies
- 1153 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 44 Replies
- 2894 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 59 Replies
- 2964 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 2 Replies
- 572 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 3 Replies
- 596 Views
-
Last post by Navy9