CITY OF CAYNABA BADWAYN 101 ?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

CITY OF CAYNABA BADWAYN 101 ?

Post by wadaniweyn1 »

Maxamed Aadan Caws "Yawle" (HY)

Yawle ayaa ceelka Caynaba tegey isaga iyo ergo uu ku jiro oo Dhulmahante mag ka doonaysa.
Yawle wuxuu arkay xamaasadii ka dhex aloosnayd Dhulmahante iyo habr jeclo . Isagoo ka
digaya cawaaqibxumida ay leedahay colaaddu ayuu ku geeraaray

Haddii aan la heshiininoo Hagaag loo wada daaqin
Oo annagaa Habarwaayiyo Harttiyeeyda la deeynin
Isaaq waa isku hayboo Waysku hooyiyo aabbe
Hayaaydaa kordhi doonta Arabbaa hirka jiidhi
Awalbaa hubka qaadan Habar Yoonis galbeediyo
Hargeesaa iman doonta Habeen lays miri maayo
heelka Caynaba weeyn Ya hadhka laysu badhedhi
Qoluunbaa ka hagaagi Dabedna hawdka dhexaa
Harraad loogu idlaane Toloow maa la heshiiyo

Waxyar ka dibba waxaa dhacay dagaalkii Caynaba ay isku muquuniyeen Habarjeclo iyo Dhulmahante. Yawle gabaygan caanka ah ayuu ka tirshey xiisaddaas isagoo dhanna uga dhigayey Samatar Baxnaan oo gabay tirshey ka dib markay dileen dhawr nin oo Muuse Ismail ah. Wuxu yidhi Yawle;

Sidii oday malluugaha bartiyo moorada iyo faalka
Bal aan mariyo maansada anay igu majeertaane
Maskan iyo Cagaar Habar Jeclo mooyo tumanaysa
Oo midhaha dooggiyo ka badan maadha iyo ciidda

Masaakiin la dhaco waydinkii moodey reerahae
Marraaq lagu gubto iyo bay noqdeen muriyo waabaye
Muusiyo Qudeer uga aroor maalki reer Hagare
Imikay ku meermeerayaan Miilo iyo Laase

Madda kama helaan inamadii magaca waynaaye
MadaxGaallo iyo Toommo iyo Magan Xawaalkiisa
Maatadu haraad Samataroow waa ku madhataaye
Moqorraysta waataad arliga madhax u diiddeene

Kana macaasha waataad in badan maya lahaydeene
Malatari cadhoodaa lafbuu malaw ka siiyaaye Laughing Laughing TRU DAT
Maroodiguba soo jeesigaan maaro loo heline Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Malyoon lagu dhinto bay dhigeen marinkii ceelkiiye Cool Cool Cool Cool

Ragse hadu magliga soo rogtoo kala maqnaan waayo
Muslin iyo kufriba waa inay maalin diriraane Cool Cool Cool Cool Cool Cool
maatada rasaas lala dhacaa malaha maamuuse
Makhrib reero degey tuugag baa mira habeenkiiye

Marjaf lama ammaanee baqii magane yuu raacay
Misir iyo Madheedh iyo Galgalo maye ragi joogay
Mataanaha gobka le Kahinaw waa lagama marmaane
Maryo Dhiig le baa lagu furtay iyo mayd la qawracaye Very Happy Very Happy Very Happy

Iminkaan masqaro loo dilayn meel nin jiifsadaye Laughing Laughing Laughing
Mudo aan yarayn baan Nugaal muranto taagnayde Sad Sad Sad Sad
Ay qoloba qolo maaganayd inay maquunshaane
Allaylehe Isaaq baa mulkiyey maaxdi Caynaba'e Laughing Laughing Laughing


musa issaqson
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”