Page 1 of 1

MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 6:10 pm
by wadaniweyn1
WAARYADA WAA GUULWAYNE Very Happy Very Happy I JUST TALK TO MY
COUSIN IN BUHOODLE AND HE TOLD ME SUBMACHINE GUN BUU
LADHAACAY NIMAANKII CANTROOLKA BURCO LOGA GALO DA CITY
Very Happy Very Happy Very Happy HE SAID THEY KILLED 17 THERE NOT 13 AS SOME
PPL SAID AND WEBSITES. ANYWAY THIS WAT DA OTHER SIDE
SAID...


a ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba
Xaqiiqada dhabta ah ee xasuuqii ka dhacay magaalada Buuhoodle .

(Buuhoodle, June 01, 2007, Ceegaag Online)

Abbaaraha 9:30 subaxnimo ee manta oo Jimce ah ayaa wiil dhallinyaro ahi ku dilay nin markaa ka xoogsanayay dhismo laga dhisayay magaalada Buuhoodle. Ninkaas la dilay oo loo dilay aano qabiil oo daba socota xasuuqii ka dhacay magaalada AANGALO bishii May 13, 2006. Intaas ka dib ayaa dhallinyaro ka soo jeedda ardaagii laga dilay ninkaas ay si gaadmo iyo gooni gooni ah ugu dileen 3 nin oo ka soo jeeda beesha ninkii hore dishay illaa 2 ninna waa ka dhaawaceen. Intaas ka dib dadkii magaalada jaahwareer iyo kala yaac ayaa ku dhacay.

Dhallinyaro gaadhaysa illaa 20 oo ka soo jeeda beesha laga dilay 3 nin ee gaadmada lagu dilay oo badankoodu aanay wax hub ah sidan ayaa uga baxay magaalada dhinaca kontoroolka Burco. Iyagoo halkaas u tagay in ay isku difaacaan. Abbaaraha 1:30 duhurnimo ayaa ciidankii Buuhoodle joogay oo hal beel ah, booliskii iyo maleeshiyo beeleed ka soo jeeda beesha xasuuqa gaysatay ay ku baxeen meeshii dhallinyarado joogtay halkaasna ay ku xasuuqeen iyagoo adeegsanaya qoryaha waawayn ee uu ka mid yahay qori SUU ah 2 BEE BEE iyo tiknikadaii Buuhoodle joogtay oo dhan.

Waxaa goobtaas ku nafwaayay 11 ka mid ah dhallinyaradii halkaas joogtay iyagoon habayaraatee aan wax xabaddad ah ridin war ma qabtana ahaa .. Waxaa wariyahayaga Buuhoodle u xaqiijiyay shabakadda CEEGAAG in raga dhaawaca ahi ay kor u dhaafeen illaa 10 qaarkoodna ay ku nafwaayeen iyagoo loo sii wado cusbitaalka LAASCAANOOD. Waxaa wariyahayaga Buuhoodle noo xaqiijiyay in dhimashada guud ee beesha Hayaag uu yahay 15, halka beesha reer Hagar ee xasuuqa gaysatayna uu ku koobanyahay ninkii ugu horreeyay ee fidmadu ka dhacday. Waxaa kaloo wariyahayaga Buuhoodle noo xaqiijiyay in dhib badan lagala kulmay aasiddii dadkii lagu xasuuqay halkaas taas oo ay sabab u ahyd qoryihii waawaynaa ee lala beegsaday.

Waxaa kaloo ay noo xaqiijiyeen odayaal ka soo jeeda beesha Hayaag in dagaalkan danbe ee lagu xasuuqay dhallinyaradaas uu ahaa mid qorshaysan ayna abaabulkiisa wax ka dejiyeen taliyayaasha ciidamada huwan magaca maamullada Soomaaliland iyo Puntlaand kuwaas oo ka soo wada jeeda hal beel. Waxaa kale oo odayaashu noo xaqiijiyeen in shir deg deg ah oo ay qaateen beesha reer Hagar ay go,aankaas ku gaadhay in si aan kala sooc lahayn loo laayo beesha Hayaag oo markaas aan magaalada wax sidaas u badani ka joogin wax hub ahna aan sidan.

Waxaa nasiib darro ay ku tilmaameen odayaasha beesha Hayaag in wargaysyada iyo websiteyada qaarkood ay qoreen warar been ah oo sheegaya in dagaal u dhexmaray labadaas beelood ee wada dega degaanka buuhoodle kaas oo aan sal iyo raad toona lahayn, balse beel ka mid ah beeshaasi ay gaysteen xasuuq aan loo miidaan dayin.

Arrintu si kastaba ha ahaatee waxaa socda gurmad labada dhinac ee colaaddu u dhaxayso kuwaas oo ka kala imanaya degaannada ku xeeran magaalada Buuhoodle.

Bahda shabakadda CEEGAAG iyagoo ka xun xasuuqaas ka dhacay Buuhoodle waxay tacsi u dirayaan dhammaan dadkii ku nafwaayay mashaqadaas ka dhacday Buuhoodle.

Wixii warar ah ee soo kordha dib ayaan idiinka soo sheegi doonnaa.

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 6:19 pm
by kambuli
OMG this is shocking...

Both sides are animals....No matter how the Ceegaag guys call one group dhalinyaro...They are not dhalinyaro..They are the ones who started the killings...I hate killers...The others are killers too...savages foqal savages.... Sad

Wadaniweyn1,

I can't believe you are happy walaal...

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 6:46 pm
by wadaniweyn1
Wadaniweyn1,

I can't believe you are happy walaal...


KUMBULI Surprised Surprised Surprised Surprised I AM ONLY HAPPY NOTHING HAPPENED
TO MY FAMILY ETC MY ABTIIS AND COUSINS OTHER THAN DAT
THERE IS NO HUMAN BEING KANAAXA QOF SOMALI OO LADILO
MORE THEN ME Sad Sad Sad Sad Sad Sad Sad I JUST CALLED BECOS MY
AWOOWS AND COUSINS R ADAN HAGARE AND I WANTED TO
MAKE SURE THEY'R OKAY. ANYWAY NABAD BAY KU DAMAN DONTA INSHA ALLAAAAH.AMIIN.


MUSA ISSAQSON somalia

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 6:48 pm
by highclass
Idoor can't fight Darwiishtu so they say its guulweyn when the Darwiish fight eachother, Cajiib Laughing

During Daroor fighting iyo Battle of Qamadi we were not praying for more death Laughing Laughing Laughing

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 6:51 pm
by sadwiil
Laughing Laughing Laughing @ Battle of Qamadi

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 6:53 pm
by LiQaaye_TDH
alxamdulilah

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 7:04 pm
by wadaniweyn1
Idoor can't fight Darwiishtu so they say its guulweyn when the Darwiish fight eachother, Cajiib

During Daroor fighting iyo Battle of Qamadi we were not praying for more death .


LOWCLASS AKA MIDGAANKA HAYAAG U ONLY CRYING BECOS
MY COUSINS AND ABTIIYAAL BAA MANTAA IDIN WASAY Laughing
AND IT'S GUULWAYN MY FAMILY IS OKAAAAAAAAY Very Happy Very Happy Very Happy .

LIQAAYENA FUUCK U CUZZ. Smile


MUSA ISSAQSON somalia

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 7:32 pm
by The_Emperior5
when habaryoonis and ciidangalle where fightin that was Ethiopia Ethiopia bey ku dagaalamayn

laakin dhulbahantaha xuduuuda somaliland bey ku jiiran soo ilay ayar fadhiyaad weyaan this concern uss

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 10:17 pm
by zackabdul
highclass,

Hold on, so its Dhulo on Dhulo violence right?

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 10:19 pm
by AbdiWahab252
zack,

Yep.

Good old fashion Cat Fight Laughing

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 10:22 pm
by LiQaaye_TDH
This Zackbaudl is 23 years late Laughing

Haddo ku leeyahay. Ma dhullo vs dhullo ba Laughing

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 10:24 pm
by zackabdul
LiQaaye,

I was busy today for the most part and I have a life. Is that a problem?

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 10:37 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Stupid Saciid Harti rivalry

Re: MASSACRE BY MY ABTIYAAL AND COUSINS IN BUHOODLE !!!!!

Posted: Fri Jun 01, 2007 10:51 pm
by musika man
^^^

sadaaam, it was only last month when different sub-clans of marehans were killing each other near the ethiopian border over 10 cows. it is no big deal, lamagodley nomadic killings, over cows, camels and wells. human life is worth=0=proud savages. Laughing Laughing