Page 1 of 1

37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 8:07 am
by Hiiraan boy
dagaal dhimasho badan sababey oo ka dhacay deegaano katirsan Gobolka Mudug.

June -2-2007-HornAfrik, Mogadishu

in ka badan 30 ruux ayaa ku geeriyootay inta la ogyahay dagaalo, maalintii afaraad ka soconaya deegaano katirsan gobolka Mudug halkaasoo ay ku dagaalamayaan beelo wada daga.

dagaal beeleedkaan oo galay maalintiisii afaraad ayaa waxaa uu gaystay qasaarooyin isagu jira dhimasho dhaawac iyo burbur hantiyeed iyo waliba barakac qoysas xoolo dhaqata ah.

dagaalkaan ayaa xoogiisu waxa uu ka dhacayey deegaano lagu magacaabo Ceel-Caday iyo Dudulo-Shiir oo katirsan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

dagaalkaan ayaa laxaqiijiyey inay ku dhinteen 37 qof oo u badan maleeshiyadii dagaalamaysay waxaana dagaalkaani uu salka ku hayaa aanooyin qabiil iyo murano ku saleysan dhinaca daaqsinta.

waxgarad iyo odoyaal katirsan qabiilada dagaalamaya ayaa maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxayna isla gaareen in halkaasi loo diro 24 ka saac ee soo aadan Ergo nabadeed si loo hakiyo dagaalada iyo dhiiga daadanaya.

dhinaca kale xilibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka mid ah xilibaanada dowladda fadaraalka soomaaliya ayaa waxaa uu xaqiijiyey in dowladda arrintaasi loo sheegay islamarkaana dowladda ay balan qaaday in wax ay ka qaban doonto.

Muddadii uu socday dagaalkaasi ayaa waxaa yaraa helista xogta ku saabsan qasaaraha uu dhaliyey dagaalkaasi is gaarsiinta oo aad u carriir u ahayd darteed.

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 8:18 am
by highclass
Damn, Thats sad

Which clan will be next to have a inter-clan fighting???

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 8:19 am
by Hiiraan boy
waryaa highclass

habar gidir have good aim

dhullos footsoldiers cant shoot so death is low

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 8:24 am
by highclass
habar gidir occupied hiiraan once innit? within few hours,


while xawadle was being used and abused by ceydiid and he flipped on you Laughing

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 8:47 am
by Naaima
Salam alaikum

ilaahy ha u naxariisto Confused

this article is so unjournalistic Laughing

<<in ka badan 30 ruux ayaa ku geeriyootay inta la ogyahay dagaalo<<

^^ didn’t know exactly how many people died

<<dagaalkaan ayaa laxaqiijiyey inay ku dhinteen 37 <<

^^ they know exactly how many people died
Confused Confused

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 10:00 am
by aweys_gedoow
waxaan la yaabanahay thosw two mutherfocker sacad and saleeymaan ma dhamaadaan miyaa.

dagaalkooda maxaakiimta ka hor socdey ilaa 1000 qafood waa iska dileen.
second time waxaan is lahaa wax ay iska dilaan umaba harin maanta waxaan maqleynaa 37 died.

waa yaab . those ugly ashholes meesha ma QAMADI ayaa yaal wax leeysku dilo maba yaalee

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 10:46 am
by highclass
[quote="Hiiraan boy"]

habar gidir have good aim

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Wallahi you are sick


Tell me Who are the mujahidins???????? Laughing Laughing Istaqfurullah

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 11:25 am
by Ugaas Diini
The problem is Sacad have no elders.........remember when the Saleban elders went to the Sacad to this shit............the Sacad killed them. Saleban is stronger than Sacad and will continue killing and taking sacad cities.

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 11:46 am
by AbdiWahab252
Hiiraanboy,

Its not Sacad and Saleban.

Its Saruur vs. Duduble.

Ur journalistic credentials have faltered Shocked


UD,

Just remember what happened to the Marexan in Mudug. They were evicted and only allowed to return to their lands recently.

U are the weakest link in Mudug that both Saleban and Sacad will sh*t on/.

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 4:23 pm
by sadeboi
^^^ Laughing Laughing Laughing MAGANKA WAGERDHAC BA SIDAAN U HADLAYO

Re: 37 die clan war between saleebaan and sacad

Posted: Sat Jun 02, 2007 4:26 pm
by Xamud.
Saruur Vs Duduble? Shocked Shocked are you for real?