I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAY

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAY

Post by foolxume2005 »

I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAYAAN
Show waxay lahaayeen foolxumo uun bal mar uun ha naga tago.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAY

Post by kambuli »

Foolxumow intaad war haysaa yaraa.... Walee warmooge ayaad tahay... Laughing

Ka warran reerkaagii? Maxaad u bixisey wiilkii horta?
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Re: I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAY

Post by foolxume2005 »

Kambuli marka ugu horaysa sorry about the delay, maxaa iga danbeeyay? ma waxaad leedahay adiga iyo odaygii bidaarta lahaa ee Sir-lugooyo la oranayay waad islayseen?
Wiilkii awoowgis baan ugu magacdaroo waxaan u bixiyay WIIL-WAAL.
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAY

Post by LAFO-LAFO »

Ana wiilkayga half chinese ah waxaan u bixiyey BUUR-MADOW. Cool
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAY

Post by COSTA »

Foolxume why magaca Sir lugooye u xayeysiisaa mise kiiti aa tahay
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAY

Post by Sir-Luggoyo »

Foolka Xaaji,

War meesha qofba mar buu ka yara nastaaye maxaa anaga noo diiday?
OdeyShirwac
Posts: 32
Joined: Mon Jan 09, 2006 12:07 am

Re: I KNEW MARKAAN TAGO INAY SIR-LUGOOYO IYO KAMBULI SOO GALAY

Post by OdeyShirwac »

[quote="Sir-Luggoyo"]Foolka Xaaji,

War meesha qofba mar buu ka yara nastaaye maxaa anaga noo diiday?[/quote]


War ninyoow gabarta maxaa saas ugu geleysaa ma maqayadbaa?. Shocked
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”