Warar aanu ka helay maamul beeleedka magaalada kismaayo ayaa ku eedeeyey falalka dilalka iyo isku dayada beryahanba ku soo cusboonaaday Kismaayo inay ka dambeeyeen maleeshiyo beeleedka ku sugan Buulo-guduud. Mas'uul diiday inaanu magaciisa shaacino ayaa sheegay inuu eedda dusha uga tuurayo ciidamada dhawaan laga saaray Kismaayo.
Dilkii loo gaystay taliyihii nabadsuggidda Kismaayo Maqtal Gaa-gaa iyo isku daygii dilka ahaa ee lala beegsaday taliyaha booliiska Shanfool ayaa ahaa mid qorshaysan oo looga dan leeyahay in la khal-khal galiyo amaanka Kismaayo, lana rabo in mar-marsiiyo loogu helo si weerar ciidamada itoobiyaanku ugu soo qaadaan kismaayo ayuu raaciyey mas'uulkaas eedayntiisa.
Shirqoolada noocaan oo kale ah ayaa loo malaynayaa inay yihiin kuwo qorshaysan oo ujeedo laga leeyahay.
Mas'uulkaas waxaa uu ku hanjabay inaysan u dulqaadan doonin ficilada noocan oo kale ah, isla markaasna ay weerari doonaan argagixisada ku sugan Buulo-guduud.
Magaalada Kismaayo ayaa ah mid aanan amaankeeda iminka la isku halayn karin, kana sii daraysa maalinba maalinka ka dambeeya.
Abu-raas
Nairobi
Gedoweb Online
Masuul Sare: Waanu weeraraynaa argigixisada Buulo-Guduud had
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Masuul Sare: Waanu weeraraynaa argigixisada Buulo-Guduud had
Hiiraan, beesha Sade is at the last stage. We are this close to invading Buulogaduud and ending the little game.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Masuul Sare: Waanu weeraraynaa argigixisada Buulo-Guduud had
warya dawlad
they are pussios. merehan should just end it and take buulogadud
they are pussios. merehan should just end it and take buulogadud
- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Masuul Sare: Waanu weeraraynaa argigixisada Buulo-Guduud had
There we go with the 'Question-Answer' New York talkeda bout. You two love each other, or should I say you love yourself? 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 337 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 6 Replies
- 306 Views
-
Last post by Abdi-Halim
-
- 0 Replies
- 166 Views
-
Last post by Psykmottagningen
-
- 2 Replies
- 400 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 3 Replies
- 268 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 13 Replies
- 565 Views
-
Last post by Arbmn
-
- 2 Replies
- 187 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 7 Replies
- 55 Views
-
Last post by DawladSade