Breaking News;Dagaal xoogan oo ka socda Hawlwadaag

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Breaking News;Dagaal xoogan oo ka socda Hawlwadaag

Post by adanboy »

War deg deg ah Qarax xoogan oo ka dhacay nawaaxiga albaraka iyo rasaas xoogan oo laga maqlayo aagaasi


Qarax xoogan ayaa wax yar ka hor ka dhacay nawaaxiga xerada Talmada ee warshada caanaha iiyadoona laga maqlayo rasaas goos goos ah oo aan la garaneynin cid isweydaarsaneyso

Rasaasta ayaa sii xoogeysaneyso xiliba xiliga ka danbeeyo iyadoona ay u muuqato weerar iyo weerar celis in uu yahay

Dadka deegaanka ayaa cabsi la soo gudboonaatay ,lama oga qasaaraha dhabta ah iyadoo ay mugdi tahay goota ay wax ka dhacayaan
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Re: Breaking News;Dagaal xoogan oo ka socda Hawlwadaag

Post by adanboy »

meanwhile another dabadhilif down Laughing

War deg deg ah Gudoomiyaha degmada Ceelbuur caawa lagu dilay degmada Wardhiigley
Muqdisho
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegayo in caawa Fiidkii lagu dilay degmada Wardhiigley Gudoomiyaha degmada Ceelbuur uu dhwaan u magacaabay madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf

Gudoomiyaha degmada Ceelbuur caawa la dilay ayaa lagu magacabaa Cali Maxamuud Siicoow oo lagu magacaabi jiray Cali Waraabe

Marxuunka ayaa la dilay xili uu soo dukaday Salaada Cisha ah kadib markii uu u socday hooygiisa oo ka ag dhawaa masjidka uu ku soo dukanaayey

Dilalka qorsheeysan iyo qaraxyada ayaa Muqdisho ka noqdayt kuwa caadi iyadoona maanta kaliya Muqdisho ay ka dhaceen dhowr qarax oo waaweyn , mana jirta ilaa iyo hadda cid ama qof lagu tuhunsanyahay in ay ka danbeyaan oo looqabtay


Muqdisho ayaa laga sugaayey in shir dib u heshiisiin in lagu qabto ayaa xiligaan u muuqato mid kaga siidaray magaalada una keenay dilal iyo isqarxin aan hore looga baran


Muqdisho oo 16kii sano aan nabad helin marka laga reebo 6dii Bilood ay magaalada ka talinayeen Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed oo iyagu kenay nabad ka fiicneyd caasamada badan oo ku yaalo wadamada reer galbeedka

News Update in English www.dayniileone.com
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”