Page 1 of 1

to all reer mudug ppl

Posted: Sun Jun 03, 2007 4:12 pm
by jiija_najma_hoodo
asc wr brt

waxaan idiinka digayaa inaad taageertaan c/laahi yusuf

iska jira inaad qof qabiil ku raacdaan ama qabiil kunacdaan

hadaad qabiil ku raacdaan bari (judgement day) buu baad ka shaylayn doontaan maalintaasna shalayn waxba ma tarto

cidaad maanta qabiil kuraacdaana bari wax idiinma tarayso bari bayna idinka noqonayaa

iskudaya in aad Allaah dartii wax u jeclaataan

wcs wr wbrt

Re: to all reer mudug ppl

Posted: Sat Jun 23, 2007 9:37 pm
by Fale
Hala kala seexdo