Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
Ogeysiiis shirweyne weyn oo ka dhacay Tuulada GeedBarwaaqo, bishan Fooda inago soo haysa...
LiQaaYe Kala Soo Xidiidha waxi Fah faahina oo ku saabsan shirkan....

- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
Beesha sade welcomes Beesha habarjeclo in gedo.............we can discuss many thing like good business relation that would be the interest of both clans, Beesha sade keeps southern somalia on lock and beesha habarjeclo waqooyi on lock. 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
Shirka waxa lagaga Hadlya....
1 Amaanka
2 Iskaashiga Ganacsiga( Cambaha, Mooska, Quulaha
iwm)
3 Siyaasada labada dhinac ee Beesha
4 Magaca Ilko yar
5 Haweenka

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
[quote="LiQaaye_TDH"]
4 Magaca Ilko yar
[/quote]
Walle waa nin nool kani

Ku: Danjiraha beesha Habar Jeclo ku socdo beesha Sade.
Anigoo ah Ugaas DawladSade Ugaas Xaashi Ugaas Dhoore oo ku hadlaya magaca guud ee Beesha Sade, eegayana xeerk guud ee beesha taariikhiyan u qornaa, ixtiraamayana dhaqankii caadada noo ahayd, ayaan go'aansaday inaan kugu soo dhaweeyo degmadeenaan ka tirsan Jamhuuriyada Somalinet. Waxaanse doonayaa inaad danbaalkaan qabsatid ka socota Beesha Sade ee kana kooban shan boqol iyo konton halaad, gabadh, shan faras, iyo boqol iyo labaatan qori.
Kusoo dhawoow hoygayaga, bashbash iyo rarayn yaan kuu rajaynaynaa.
Saxiix,
Ugaas DawladSade Ugaas Xaashi Ugaas Dhoore
Ugaaska Guud ee Beesha Sade

Last edited by DawladSade on Mon Jun 04, 2007 12:33 am, edited 2 times in total.
Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....

Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
Qaldaan bantu u are lost.
Qaldaans are not welcome in here. This section is strickly for Duryaada Sade
Qaldaans are not welcome in here. This section is strickly for Duryaada Sade

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
Ugaaska Beesha Sade, Mudane Dawladsade Ugaas Xaashi Ugaas Dhoore, aad iyo aad iyaad ugu Mahadsantahin, so dhoweyntan aan hore loo arag ee qaaliga ah
Hadaan nahay Beesha HabarJeclo waxa kale aan uu mahad celineyna Shacab weynaha ee ku nool Gobolkan Gedo ee Ilaahay ku maneystay Barwaaqada iyo Raaxada.
Horta intaanan Shirkan Qiimaha iyo Qaayaha leh aynaan furin, Ila soo gaadha Cambe iyo Cabitaan
waxan soo dhex marnay, Dhul Caano Boodhe lagu Cabaye(Ogaadenia)
Sadeboi... They must be the ones who fled (Dabodheer) in 1975, and i guess they stayed after when they saw Barwaaqada la iska noolyahay....
Icey....Thanks for the welcome dear

Hadaan nahay Beesha HabarJeclo waxa kale aan uu mahad celineyna Shacab weynaha ee ku nool Gobolkan Gedo ee Ilaahay ku maneystay Barwaaqada iyo Raaxada.
Horta intaanan Shirkan Qiimaha iyo Qaayaha leh aynaan furin, Ila soo gaadha Cambe iyo Cabitaan

Sadeboi... They must be the ones who fled (Dabodheer) in 1975, and i guess they stayed after when they saw Barwaaqada la iska noolyahay....
Icey....Thanks for the welcome dear

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
[quote="LiQaaye_TDH"]
Horta intaanan Shirkan Qiimaha iyo Qaayaha leh aynaan furin, Ila soo gaadha Cambe iyo Cabitaan
waxan soo dhex marnay, Dhul Caano Boodhe lagu Cabaye(Ogaadenia)
[/quote]
War ninka aanu quudino kowdi, macluul ayuu la ildaranyahaye

Horta intaanan Shirkan Qiimaha iyo Qaayaha leh aynaan furin, Ila soo gaadha Cambe iyo Cabitaan

[/quote]

War ninka aanu quudino kowdi, macluul ayuu la ildaranyahaye

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
Heshiiska Habar Ilkoyar 

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Shirweyna HabarJeclo iyo Beesha Sade in Gedo.....
A Issaq man in our area who's in his '60s was born and grew up in Luuq. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 884 Views
-
Last post by Voltage
-
- 0 Replies
- 1300 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 822 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 22 Replies
- 2394 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 1 Replies
- 828 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 2 Replies
- 385 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 69 Replies
- 13189 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 3 Replies
- 27 Views
-
Last post by CoolPoisons