SUICIDE BOMBING NEW TREND IN SOMALIA
Posted: Mon Jun 04, 2007 10:23 am
Qarax ismiidaamis ah oo mar kale galabta gilgiley magaalada Muqdisho
(Radio WidhWidh Muqdisho}04.6-7Qarax is miidaamis ah ayaa mar kale goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa ku qaraxay agagaarka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho, welina la soo sheegin khasaaraha qaraxaasi gaystay.
Qaraxaan oo dhacay abbaaraha 3 dii galanimo ayaa lagu soo waramayaa goobta uu ka dhacay ay soo buuxiyeen ciidamada Ethiopianka iyo kuwa dawlada FS.
Waa qarixii 5aad ilaa shalay gelinkii danbe oo lala beesanyo goobaha ay ka hawl galaan ciidamada dawlada iyo kuwa Ethiopian-ku,kuwaasi oo inta laga war qabo ay ku dhinteen 10 ruux.
Waxaa ka sii daraya ammaanka magaalada Muqdisho, iyadoo sida dawlada Fs ay sheetay intaas ay socdaan hawlo lagu sugayo ammaanka magaalada Muqdisho.
News Desk WidhWidh Online
U THINK AMERIKA WILL KEEP PAYNG THE WAR IN SOMALIA