Page 1 of 1

Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Mon Jun 04, 2007 8:24 pm
by LiQaaye_TDH
Buuraan:- War deg deg ah oo hada naga soo gaarey deegaanka Gaashaanbuurta [reer Sanaag] ayaa waxay noo xaqiijiyeen in Ciidamado kasoo duuley Qardho oo u dhashey beesha [Puntland Xukunta] ay soo galeen Hawdka u dhexeeya Buraan iyo Dhahar, ciidamadan ayaa waxay wataan baabuurta dagaalka iyo kuwa xamuulka waxaana ay ku tala jiraan iney dhuxul gubaan.

Warku waxa uu intaa ku darayaa in Ciidamada Beesha [Sanaag] ay ka kala bexeen magaalooyinka Dhahar iyo Buraan iyadoo ay hada horfadhiyaan ciidamadii soo duuley iyadoo ay xabadu ay taagan tahay dhuunta qoriga.

Wax garadka [Sanaag] ayaa wefdi deg deg ah u direy Qardho si ay beesha [Puntland Xukunta] ugu sheegaan in ay ciidamadooda la laabtaan, waxaa kaloo jira wefdi loo direy Madaxtooyada Boosaaso, wax jawaab ahna lagama hayo.

Maaha Markii kowaad ee ay beesha [Puntland Xukunta] huwan Magaca Puntland ay kusoo duusho deegaanka [reer Sanaag] iyadoo ay hore wiilashooda kusoo marin habaabiyeen Majayahan macdan baa laga qodayaa.

Wararku waxay intaa ku darayaan in Gurmad badani uu ku sii jeedaan goobta ay ciidamadu isku hor fadhiyaan, waxaana laga yaabaa in xiisadani ay soo celiso dagaal aan loo baahneyn xiligan xaadirka ah.

Ciidamada soo duuley ayaa waxay wataan baabuur tikniko ah oo sida naloo sheegey kor u dhaafey 7 gaari oo isugu jira Baroono iyo Zuu, waa sida uu warku nagu soo gaarey e.

Dadka deegaanka ayaa waxay ku micneeyee arinkaas inuu yahay mid laga khal khalayo shirka Maamul dhisida ee ka socda magaalada Dhahar ee isla Gobolka Sanaag iyadoo uu maanta shirkii Hakad ku yimi.

Wixii warar ah kala socda LaasqorayNet.

Xusuusin:- Waxaa laga yaabaa in wararku is bedelaan , maadaama uu warku si dhaqso ah nagu soo gaarey.

LaasqorayNet


Daaamn the Warsangeli are hardcore Anti Puntland Laughing

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Mon Jun 04, 2007 8:30 pm
by musika man
^^^^

are warsangeli isak?

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Mon Jun 04, 2007 8:30 pm
by LiQaaye_TDH
who is isak?

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Mon Jun 04, 2007 8:32 pm
by muktaar
Allahu akbar

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Mon Jun 04, 2007 8:33 pm
by musika man
[quote="LiQaaye_TDH"]who is isak?[/quote]


^^^

isak=somalilanders=habros

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Mon Jun 04, 2007 8:40 pm
by LiQaaye_TDH
Its Isaaq Not Isak Laughing

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Mon Jun 04, 2007 8:42 pm
by musika man
^^^

are they isaaq/isak?

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Tue Jun 05, 2007 5:36 am
by Hiiraan boy
musika majareerten man. u know who warsangelis are u mutherfuker. stop acting like ur real shaanshi

warsangelis gonna be extinct soon. their like 10000 left Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Tue Jun 05, 2007 8:10 am
by LiQaaye_TDH
Warsangeli whopped some ass last time in Majiyahan Laughing

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Tue Jun 05, 2007 9:46 am
by Ina Baxar
First of all it ain't total war yet!!
quote-->.......xabadu ay taagan tahay dhuunta qoriga."
No2 iska amaan siiya warsangeliga .

Re: Breaking news, War Between Warsangeli Vs Puntland........

Posted: Tue Jun 05, 2007 10:51 am
by FAH1223
[quote="musika man"]^^^^

are warsangeli isak?[/quote]

Daarood Laughing