Page 1 of 3

They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:22 pm
by adanboy
Those 1000kids arrested by the ethiopians and the criminal TFG are between 6 to 13 years old Sad They are now in held cells that are 4 meter sqaure for every 50 kids Sad in addition the arrested 100 sheiks.. cant take this no more...

Dhacdadii ugu xumeyd oo shalay ka dhacay masjidka Al-Hidaaya ee Muqdisho.
Posted to the Web Jun 06, 05:52


Aayaha.com, Arboco,7-da, June, 2007- Ciidamada Itoobiya ayaa maalintii shalay galinii dambe galay gudaha masjidka weyn ee Al-hidaaya,waxeyna halkaasi ka qafasheen 1000-caruur ah oo aad u yar-yar kuwaas oo dhiganayey dugsi halkaasi ku yaala iyo culumaa’udiin ku cibaadeysanayey masjidka oo iyana gaaraya boqolaal.

Ciidama Itoobiya ayaa caruurtaan ay kexeysteen waxaa ay da’doodu u dheeysay 13-jir ilaa 6-sano jir kuwaas oo wararka la helayo ay sheegayaan in lagu xiray 50-kiiba hal qol oo 4-mitir ah .

Amarkaan lagu soo xiray caruurtaan ayaa waxaa bixiyey dagaal ooge Maxamed dheere waxaase fulinayey ciidamo itoobiyaan ah iyadoo sababta loo xiray caruurtaasi u si xisho la’aan ah idaacadaha uga sheegay in la barayey caruurtaasi sida la isku qarxiyo.

Dadka deggan magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga xumaaday arrinkaasi,waxa ayna ku tilmaameen arrinkaasi mid nuxurkiisu yahay la dagaalanka islaamka iyo ka dheeraashada barashada diinta islaamka.

Dhinaca kalena ciidamada Itoobiya ayaa masjidkaasi ka kexeystay culumaa’udiin tabliiq ah kuwaas oo badankood ka yimid gobolada dalka.

Waxaa sidoo kale ay ciidamada Itoobiya boobeen gaadiid ay lahaayeen culumaa’udiinka tabliiqa kuwaas oo ay ugu safri jireen gobolada dalka mararka ay doonayaan in ay diinta ku faafiyaan gobolada dalka iyo waliba daafaha caalamka.

Maalmahaan waxaa magaalada Muqdisho ka socday falal ka dhan ah dadka islaamka ah,waxaana jira in ciidamada Itoobiyaiyo kuwa maleeshiyda Imbagathi ay kexeystaan qof kasta oo ay ka muuqato sunada islaamka waxaana jira dad badan oo arinkaasi dartiis loo xirxiray.

Qaraxyada qaar ee inta badan ka dhaca magaalada ayaa waxaa ka dambeeya ciidamada cadowga itoobiya kuwaas oo doonaya in ay wadanka haystaan si aaney ciidamo kale oo ka socda dalalka afrika u soo gelin soomaaliya.

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:29 pm
by eyes-only
it wasn't enough they were selling young and old men, now they've started on the children?

bastards

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:31 pm
by Alluring
Those children were saved!

They were sending those kids to blow themselves up, they also found needles and other drugs to suppress their emotions, since of course no radical person would kill themselves.

Hassan Aweys, needs to be hanged for his crimes against children iyo Somalia.

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:33 pm
by Ina Baxar
That's exactly how you stop future suicide bombing threats!!! Good job TFG Laughing

Alluring who found "needles and drugs to supress the kids emotions?"and where?

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:35 pm
by Alluring
It was found in their possession!

They saved a thousand of your kin!!

Suicide bombing will not be taken in Somalia.

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:37 pm
by paidmonk
Alxamdullilah! Smile

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:38 pm
by Ina Baxar
I will ,until you give us the source of your information , refrain from ever addressing you . You cannot be taken seriously young lady!!

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:39 pm
by Alluring
[quote="Ina Baxar"]I will ,until you give us the source of your information , refrain from ever addressing you . You cannot be taken seriously young lady!![/quote]


Funny thing is, young man.

You can't write well in either English or Somali. LOL

I will give you the source in a couple of minutes. Not like you care for sources!

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:40 pm
by adanboy
[quote="Alluring"]It was found in their possession!

They saved a thousand of your kin!!

Suicide bombing will not be taken in Somalia.[/quote]

Are you gonna stop it ??you have no idea.......

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:41 pm
by cabdallah252
somalia is a police state finally

way to go

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:41 pm
by Alluring
Buddy, I get my sources directly from the heads our of country.

It isn't something I made up, I am a believer in facts and statements.

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:47 pm
by adanboy
[quote="Alluring"]Buddy, I get my sources directly from the heads our of country.

It isn't something I made up, I am a believer in facts and statements.[/quote]


head of our country???you mean the god damn traitors,.nacalad baa kugu taal adiga iyo ayagaba.I hope they die slow and painfull death.

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:52 pm
by *jr
[quote]"Ciidamada Itoobiya ayaa maalintii shalay galinii dambe galay gudaha masjidka weyn ee Al-hidaaya,waxeyna halkaasi ka qafasheen 1000-caruur ah oo aad u yar-yar kuwaas oo dhiganayey dugsi halkaasi ku yaala iyo culumaa’udiin ku cibaadeysanayey masjidka oo iyana gaaraya boqolaal" [quote]


I am afraid this is the type of news an idiot would believe. What an extraordinarily arrogant way of exhibiting a complete lack of any journalistic reporting.

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 4:57 pm
by adanboy
[quote="*jr"][quote]"Ciidamada Itoobiya ayaa maalintii shalay galinii dambe galay gudaha masjidka weyn ee Al-hidaaya,waxeyna halkaasi ka qafasheen 1000-caruur ah oo aad u yar-yar kuwaas oo dhiganayey dugsi halkaasi ku yaala iyo culumaa’udiin ku cibaadeysanayey masjidka oo iyana gaaraya boqolaal" [quote]


I am afraid this is the type of news an idiot would believe. What an extraordinarily arrogant way of exhibiting a complete lack of any journalistic reporting.[/quote]

What about this then????????????????????????????????????????



Muqdisho: Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen baabuur u diyaarsaneyd iney is qarxiyaan iyo Kun caruur ah la barayey qaabka is qarxinta.
6.Jjune 2007

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan

Muqdisho(AllPuntland)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere) ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwiisa ay howgal ay sameeyeen ku soo qabqabteen ilaa sadax baabuur oo u diyaarsaneyd in lagu fuliyo is qarxin iyo hub fara badan oo uu ugu weyn yahay BM.

Maxamed Dheere ayaa sheegay in gaadiidkaasi ciidamada dowladda soo qabteen mid ka mid ah in uu lahaa ninkii isku qarxiyay guriga Ra’iisul Wasaaraha kuwaana la doonayey in lagu fuliyo qaraxyo kale.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxaa uu sheegay in caruur tiradooda gaareysa Kun oo ku jiray qeyb ka mid ah Masjidka Al-Hidaaya ee ku yaala xaafadda Waxar Cadde ay ciidamadu ugu galeen iyadoo caruurtaasi la barayey qaabka is qarxinta, Baabuur wadista iyo falalka argagixisonimo, wuxuuna sheegay Maxamed Dheere in caruurtaasi xoog lagu heystay, loona isticmaalayey iney fuliyaan falalka isqarxinta iyagoo aan raali ka aheyn, qaarkoodna cirbado miirka dooriya ay ku turayeen si howlgalka ay u fuliyaan.

Duqa magaalada Muqdisho ayaa u mahad celiyay dadka deegaanka oo gacan weyn ka geystay howlgalkaasi oo shalay dhacay, wuxuuna Maxamed Dheere ayaa sheegay in xubno ka tirsan dadka la doon doonayey ee ka danbeeya falalka qaraxyada ka dhaca Muqdisho howlgalkii shalay lagu soo qabqabtay kuwaasi oo baaritaano lagu wado.

In ku dhow 100 wadaado ah oo kuwa loo yaqaan Tabliiqa ayey ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay ka soo qabqabteen Masjidka Al-Hidaaya ee ku yaala xaafadda Waxar Cadde waxaana la dhigay xabsiga Bari halkaasi oo baaris ay ku heyso hey’adda la dagaalanka argagixisada.

Howgalkan oo ah kii ugu weynaa ee laga fuliyo magaalada Muqdisho tan iyo markii ay ay cagaha soo dhigtay dowladda, waxaana sidoo kale howlgal ay ka fuliyeen suuqa Bakaaraha lagu soo qabqabtay rag looga shakisan yahay iney mas’uul ka yihiin dhacdooyinka ka dhacaya Muqdisho.

Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho

Re: They arrested 6 years old somali kids,.they were "terrorists

Posted: Wed Jun 06, 2007 5:00 pm
by Ina Baxar
Alluring dad iska reer miyi ah ayaad ka dhalatay baan u maleeya, oo wax af ingiriis ku hadla ama qora ugu horeeya , 24/7 baad dadka ku tidhahdaa" you cannot write english" Laughing
You were asked for the specific sources of your information !! Heads of governement maxay ka dhigantahay , jaanjaanad yahay xuni Laughing
Halkaad ka keentay waa bartan , beenaley !!!
http://www.theiacp.org/pubinfo/IACP581S ... sPart1.pdf
Laughing