Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
hey where was the text of the poem to go along w/ the audio?
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
yup here Ina Adeer,
Gabaygii: Xarbi Sade &Xin Kablalax
Gabaygan Abwaan maaweel waxuu ka marshay isaga oo Jooga Jubada Hoose kolkii dagaalada qabaa'ilku ka socdeen gabaygan u ku sheegayo guushii ay Mareexaan ka soo hooyeen markii dagaalada ka dhaceen Koonfurta Soomaliya Abwaanku waxuu Yidhi:-
Mareexaan dalkiisii xoree Ama xallaaleeye
Waatuu xagaagii Dhawayd xoog ku soo galaye
Xaaraami waligiisba waa xagal ka daacaaye
Xaq ku dirirse Eebbaa lajira oo xagiisa ah'e
Xunayn iyo waxii Beder ka dhacay waa xadiis ruma ah'e
Xogtuu Ina Warsame soo Bandhigay waan xaqiiqsadaye
Bal maan warkii xalay lay yidhi xayda ka cadeeyo
Xilli nabad ah beeshoo wanaag lagu xayaaqaayo
Wixii xoqaya ruux baaday ah oo laga xanaaneeyo
Xasilooni loo wada dagay oo la is xumaynaayo
Mar hadaan la kala xiiso dhicin xididnimaa taale
Hadii xaafadaha iyo hablaha loo xodxodo doonto
Ninba xoolihiisu kuwuu ku xaragoodaaye
Daarood wax badan baa is xunbula faan xifaalahaye
Wada xagar ka bood iyo libaax xaafsadaan nahaye
Marse haday xinjiri daadatoo la isku xayraamo
War maantay xun tahay duulku waa xubinta koowaade
Xeer iyo Xiniinyo iyo rag baad xoog ku leedahaye
Xidigna waxaad ku noqotaa tol iyo xaajo daacad ah'e
Inkastoo xujada qayb ka mid meel xujo u taalo
Xasuuq iyo dhac iyo tuugaysi iyo xaasas la afduubo
War xeerkii hawiye aanu socon oo xabadi joogto
Axmed baa intuu xaasha yidhi xaashin dheer qoraye
Xukunkii u riday waxuu ahaa xidha Albaabaha'e
Xawaadle iyo Dudublaa ku go'ay xowligii Gedo'e
Colkuu xulay caydiid doraad looma xiiq tirane
Xarbiyahandii reer Sade baa xuub sidiis liqaye
Xayn goosan taa uu weer helay xero ma yeeshaane
Xabaal baan dhargine dhowr kun baa xuurta loo wadhaye
Libintay xanbaarteen kurbay naga xayuub sheene
Xanay ku hadha xabiib kayoow ku farax xiiran nacabkeeda
Adna xaasidoow xumo adays jaray xiniinyaha'e
Adna xaasidoow dhimo la jabi xulufadaadiiye
Afartaasi waa xiin gu' iyo xaysin oo da'ay'e
Xareediisa dhaansada nimcada xaakinkaa iska leh'e
Una xamdiya Ilaaha toobadana wada xasuusnaada
Afar kale xisaaba gadmane aan xadiga eego
xayow moorganoow adigaa huwaday shaal xariiri yahe
Xuseen dabadiiba adigaa ahaa kii xafiil tamaye
Xakamaynta cadowgaad sanado u xusul duubnayde
Adiga iyo xertaadiiba waan idin xusaynaaye
Ninse walaaladii ximinayaan xaabsan waa adiye
Xadhiguu guntaba dhawr kalaa lagu xidhiidhshaaye
Waxaa xoog u waday kuwii idinku xeernaaye
Waxba yaan xisbiga waamo galay la isku xaro kayne
Xoogaa ma joogeen hadaad xidid u aasnayne
Xantoo bixin faaftay waa baxdaa waxunba ahaadeene
Isku xoqid qabiil kale wax jecel xaawalay dumare
Xubigoodu meeshuu la maro kama xishoodaane
Haduu xooshka bahal hoose galo ma ku xuubsiibto
Xanshashkoo dhan ba alagu guba yaanu ku xuline
Xuska toobin kiisay ahayd inaad ku xoortaane
Xanuunkii Kismaayo ku hadhay aan xagna lahayne
Xaruntii dhamayd waxaa qabsaday xillo ma dhaafaane
Xumo aan laan hanbaynayn iyo xuubsataa galay'e
Hadba xaajiyo naaxay bay ku xafladeeyaane
Kablalaxa i xayxaydanayo iyo xeebta bal aan dhowrno

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
Saddam....Raggeedi aad tahay.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
Reer Garaad waa Rageedi 

Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
wale Saddam has warrior blood...... 

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
Why say you that for 

Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
you put up the SADE battle poem 

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
Sadaam- THE SADE WARRIOR 

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
Reer Diini 

- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
Just came from Micky D's..........I better stop b4 I overdose on double cheese burgar as for the poem, really interesting.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Xarbi SADE iyo Xin Kablalax [AUDIO]
check this out
http://www.somaliwide.net/articles.asp? ... 464&lid=59
"Daarood maxaa kaaga xidhan waa duf iyo
Ogaadeen adaa doontay dumayay weelkooda
Qoraxay dilkiisii miyaad daalac bahalaysay
Majeerteenka sawkaad dulmiday duhur dharaareede.
Adoo Sade ku taaq taga in badan dunidan aan joogno
Kablalax dihina baa soo fakaday oo duubab wada qaatay
Dagtaa iyo dagtaa bay ka imin sida daruurtiiye
Sidii daad mahiigaan watay dunida maanshayne
Waa deeq ilaahay baxshoo diiday may odhane
Ka digtooni feedh duuban baa dayrka soo xulaye!"

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 18 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by bashe19
-
- 13 Replies
- 904 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 16 Replies
- 1503 Views
-
Last post by Adali
-
- 0 Replies
- 271 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 6 Replies
- 705 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 357 Views
-
Last post by The_Patriot