Page 1 of 2

X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 2:36 am
by sadeboi
Gabaygaan oo awoowgey Jucfe u tiriyey Idookiina ma maqashay horta???

....http://www.golkhatumo.com/Tagoog.ram

------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Gabay Askartii Tagoogyaha Xumayd

Guuleed Jucufo gabaygan waxuu marshay mar nin Iidoor ah oo Askartii Ingiriiska ka mid ah afarey tirshay u lee yahay
Waa taako leel maansaduu tiriyey guuleede
Toban qaadka nimankaa sitaa taabay dunidiiye
Talaabo xun ha dhigin reer Siyaad baan ka soo tubiye

Afaray markuu tirshay baa Guuleed Jucufo gabaygan isla goobtii ka marshay waxuuna Yidhi:-


Cabdiyoo nin walane magalo waano loo diray'e
Wacdiga iyo shareecadana waa laga wareershaay'e
Adna heedhe gabygaagu waa Wayl aan la cuneene
Wadadaan ku dhici waa midaan la iska waayeene
Axmad iyo walaalkeey Warsame waa u waramayaay'e

Warqad baan udiri Yusufkii waamahaas jiray'e
Waawaada iyo faanka waad wadi taqaaniin'e
Wax hadeey dhacaan jeer danbaa wayda lahayaay'e

Alle wiilka meey joojiyaan wagaska Iidoore
Wax hadaad taqaan faranjiga wehel mamoodeen'e
Wagii baryaba Awrta Gaalada lama wareegteen'e

Wad hadii uu galo qaalin yarahu weer ma xirateene
Dumar waad wasteen maalintaan wadana geeliiy'e
Wabta waxaad ka galiseen waa habar wardeyeed'e

Ma waliqin gabar heyjad leh iyo wabarkii Darood'e
Wecel iyo washensi baa tahay iyo waladi xaraan'e
Inaad waaray tahay waan ognahay walid laguu naary'e

Ingiirska wiiqyad xun baad wiil u noqoteen
Wax wanagsan bari baad hesheen waana wadateen.
Hayeshee nin wiil iyo duqoow waad is wargaliseen

Wagas baad ku goyseen ilkaha wac iska siiseene
Waayeladii ree Isaaq war xun laga keeny'e
Wabi dhaafe dumarkeey qabeen wadna lagu sheegy'e

Wajigiina gubay naag hadaad wadar ujeexdeene
Waraabuhuba neefka uu dilo weer unbaa u haro
Waxtar buu u dilay reer Afgaab wilaashaad garane'

Waa tuu waraabuhu kabogay wabradiniiy'e
Markaad wabiga jeexdeen rasaas waa aad wadateene
Wacdigii rasuulka iyo katage waysadii duhur'e
Warjaaf iyo calan cad magalo wabahka Iidoore
Ana haatan maan waax laharo waa waxii hor'e

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 2:41 am
by The-Screw
wrong section pal.

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 2:45 am
by sadeboi
Hey...until there is a clear definition of what is or is not "GENERAL" presented by the admin...then you can't say it belongs to the wrong section.


Plus, it is a poem. You won't allow this to be on here, but topics such as "how big is your nose" or "how long is your hair" are of the norm in this part of the forum. Naga qaleeyso ina abti.

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 2:53 am
by The-Screw
it'll turn ugly soon, and i'll be there. Cool

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 2:57 am
by sadeboi
Laughing Laughing Laughing

war kan iyo polly-positive mindset-kiisa baan nacay...THIS IS NOT SOMALIAONLINE...we want it to exchange our views like regular Somalis...everything is not so sweet and nice in the real world...LET US EXPRESS OURSELVES THAT WE WISH TO DO SO.

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 2:58 am
by The-Screw
do your thing. Cool

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:03 am
by sadeboi
tanag u.


NOW WHERE IS THE IIDOOR???

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:35 am
by Xusseyn
Waa Jacbur waxaani, Gabay maaha Smile

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:38 am
by SummerRain
[quote="Xusseyn"]Waa Jacbur waxaani, Gabay maaha Smile[/quote]

Who r u? Confused

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:41 am
by Xusseyn
[quote="Ismahan123"][quote="Xusseyn"]Waa Jacbur waxaani, Gabay maaha Smile[/quote]

Who r u? Confused[/quote]

I am Xusseyn, what do you mean who are you?

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:42 am
by musika man
[quote="Ismahan123"][quote="Xusseyn"]Waa Jacbur waxaani, Gabay maaha Smile[/quote]

Who r u? Confused[/quote]

^^^

xusseyn is a qaldaan. wait till x.playa shows up. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lamagodleys are mentally foked.

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:43 am
by Xusseyn
[quote="musika man"][quote="Ismahan123"][quote="Xusseyn"]Waa Jacbur waxaani, Gabay maaha Smile[/quote]

Who r u? Confused[/quote]

^^^

xusseyn is a qaldaan. wait till x.playa shows up. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lamagodleys are mentally foked.[/quote]


Atleast I am not Shaanshi Shiirtooy

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:44 am
by SummerRain
[quote="Xusseyn"][quote="Ismahan123"][quote="Xusseyn"]Waa Jacbur waxaani, Gabay maaha Smile[/quote]

Who r u? Confused[/quote]

I am Xusseyn, what do you mean who are you?[/quote]

Good answer, Cool

Musika Man,

Xaalwo delivery time ==============>

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:47 am
by Xusseyn
[quote] Good answer, Cool [/quote]

I am also Reer Baaxad Very Happy

Re: X.playa soo gal.

Posted: Fri Jun 08, 2007 3:50 am
by SummerRain
[quote="Xusseyn"][quote] Good answer, Cool [/quote]

I am also Reer Baaxad Very Happy[/quote]


Thats great!!! who are they? Very Happy