Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by Warsame101 »

Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah oo ku wajan gobolada Jubbooyinka

Baardheere 11, June.07 ( Sh.M.Network) Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah oo muddooyinkaan ku sugnaa degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa u ruuqaansaday dhinaca gobolada Jubbooyinka.

Ciidamadan oo tiradooda lagu qiyaasay 300-350 askari oo ku hubeysan nuucyada kala duwan ee hubka ayaa warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in ciidamadan ay ku wajahan yihiin dhanka gobolada Jubooyinka.

Ciidamadan ayaa markii hore ay imaanayeen degmada Diinsoor waxa ay ku yimaadeen kala dhex galidda labo beelood oo muddo isku hayay degmooyinka Qansaxdheere iyo Diinsoor.

Ciidamadan ayaa socdaalka ay ugu baqooleen dhinaca jubbooyinka waxa uu ku soo beegmayaa xilli xiisado colaadeed ay ka oogan tahay magaalada Kismaayo, xiisadahaasi oo salka ku haya gacan ku heynta magaalada Kismaayo oo ay ku loolamayaan maleeshiyooyin ka soo kala jeeda Beesha Sade iyo gobolka Puntland.

http://www.shabelle.net/2007/june/n11871.htm
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by sadeboi »

"Shirar is dabajooga iyo xog aruurin ay sameeyeen aqoonyahanka Beesha Hartiga ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa Puntlandpost u sheegay in sadex nin oo Reer Gal-gaduud ah oo ka mid ahaa maleeshiyadii dooxada Juba ee kal hore bur-burtay oo kismaayo ganacsi ka samaystay tan iyo intii ay gacanta ku dhigeen magaalada Kismaayo Sanadkii 1999-kii."

the idiots of "kismaayopost" acknowledged that they are the same owners of puntlandpost

http://kismaayopost.com/news_page.php?articleid=721


p.s

they started attacking one sub-clan of beesha SADE...
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by DawladSade »

What can 300 guys oo hada lasoo aruuriyey do? 10 Sade boys baa ku filan. Cool
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by Ugaas Diini »

Ceyr bantus are on our nuts way too much. They are outdoing the dabayacos.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by DawladSade »

UD, what do you mean?
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by Ugaas Diini »

The ceyr owned websites shabelle and hornafrik are constantly talking about marehan..........WTF...........these focking hutus need to get off our case. Marehan mudug are not doing a good job when it comes to the hutus. Back in the day, the marehans used to massacre the hawiyes for fun........
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by DawladSade »

All Shabelle did was report the same thing Gedonet reported it.
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by Ugaas Diini »

YOu don't remember that post I made sometime back? I compiled links to articles posted by Shabelle and in every single one of those articles, they were talking about some fake disease break out in Gedo. Laughing The ceyr bantus need to get off reer gedood nuts............
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by Sadaam_Mariixmaan »

DawladSade,

Hows My lil Ilkocase Name stealer??
User avatar
Spragga Benz
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1736
Joined: Mon Jul 05, 2004 7:00 pm
Location: ceelka bardacad, gaalkacyo

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by Spragga Benz »

Ugaas Diini,

Probably has to do with the Cayr being bitter about being decimated militarily and economically and therefore reduced to dwarf status in the Somali political arena, whereas the Mareexaan's position improved.

They're on your case, because they were foolishly hoping for Mareexaan support in their newfound misery. I say foolish, because they have backstabbed you when they attacked Barre Hiiraale by surprise with the Maxamed Zubeyr Islamist fanatics.

I kind of feel sorry for the Cayr. Some groups of people can't handle a certain amount of power and Habar Gidir is a perfect example of that. Patience would get them a long way, but they have this mindset of making up for a century of Daarood colonization.
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Ina Yusuf is sending every possible muscle that he can acqui

Post by Warsame101 »

DS, the only obstacle preventing Mareexaan to build a solid administration is the disagreement. Once that ends insha'Allah, they can finally start.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”