6 die including puntland askar for food
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
6 die including puntland askar for food
Dad ku geeriyooday boob loo geystay raashin WFP ay ka qeybineysay Mag. Galkacyo
Click here to find shabelle news in English
Galkacyo 11, June.07 ( Sh.M.Network) Rabshado ka dhashay boob loo geystay raashin hay'adda WFP ay geysay magaalada Galkacyo ayaa waxaa ku geeriyooday qaar ka mid ah ciidamada Puntland iyo dad rayid ah.
Deeq Raashin ah oo hay'ada WFP ay ugu talo gashay dadka soo barakacay ee magaalada Galkacyo muddo todobaad ahna howlo lagu qeybinayo ay socdaan ayaa rabshado kala duwan oo ka dhashay waxa ay sababeen geerida ilaa 6 ruux oo isugu jira ciidamada Maamulka Puntland iyo dad rayid ah.
Geerida dadkaan ayaa waxa ay timid ka dib markii boob uu ka dhashay raashinkaasi oo hay'adda WFP ay u soo marsiisay hay'adda ICRC.
Waxaa dhacay mudaahiraadyo badan oo ay sameeyeen dadka soo barakacay qaar oo ka cabanaya in wali aan la soo gaarsiin deeqdaasi.
Goobaha raashinkaan lagu qeybinayay ayaa waxaa laga maqlayay rasaas ay furayeen ciidamada maamulka Puntland oo sugayay amaanka isla markaana ilaalinayay in boob kale uu dhaco.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: 6 die including puntland askar for food
It is normal for the Punanilanders in North Galkacyo to kill themselves over scraps. The Cudur maxmuud are starving and in bad shape ever since Afbiijo left for Xamar and Cadde Gorilla Muse took power.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: 6 die including puntland askar for food
was it over Qamadi or Muufo?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: 6 die including puntland askar for food
It was old and expired Cambuulo 
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: 6 die including puntland askar for food
Cumar maxmuud were eating the their traditional meal of boiled goat skin, pickled hooves and goat head, all leftovers from the Sacad owned butcheries in which they operate.
Re: 6 die including puntland askar for food
the sacad butchery is not what it use to be and rumour has it they are fooling people with monkey meat. 
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: 6 die including puntland askar for food
biko,
U weren't complaining when u bought 20kgs for your martiqaad.
U weren't complaining when u bought 20kgs for your martiqaad.
-
Niya
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2955
- Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
- Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.
Re: 6 die including puntland askar for food
Different day, same shit! Blah Blah MJ, blah blah MJ! Blah blah blah blah MJ this, MJ that. Darn, I wish I could get obsessed about another clan, but too bad I don't see any reason to be envious or jelous of any.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: 6 die including puntland askar for food
Niya you cannot be suppoting cilmiile calling him" nin rag ah" when he opened 3 different threads about the " Isaaq fighting over qamadi " , and then complain about others reporting the news 
Re: 6 die including puntland askar for food
sacad ..cumer muxamoud gaajo ku ceynayo
do these people know were the sacad live in galkacyo??? abdihutu let them know..how you are allowed to travel 4 hours..from 1-5 pm in galkacyo..after that back to the slums of baraxleey....
tan kale....dadkaan kale oo ku qoslayo waxaan..ma ka fakarteen in eey yahiin....hawiyihi ka soo barakacay muqdisho????
do these people know were the sacad live in galkacyo??? abdihutu let them know..how you are allowed to travel 4 hours..from 1-5 pm in galkacyo..after that back to the slums of baraxleey....
tan kale....dadkaan kale oo ku qoslayo waxaan..ma ka fakarteen in eey yahiin....hawiyihi ka soo barakacay muqdisho????
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: 6 die including puntland askar for food
Waryee sadeboi , Majeertenka ama waloola noqda oo caaydisaa joojiya haddaad mareexaan tihin ama meesha lagu haysto yaanaan laydin ku arkin , it's very hypocritical of y'all 
Re: 6 die including puntland askar for food
Majeerteen starve for one day and its front page news. This, of course, opposed to the 364 other days Hutu go for want of food in 'Punaniland' and elsewhere, and don't even get a sentence.
Obsession is not healthy people.
And for you Qaldaans; there is no donated Ethiopian qamadi involved! If there were, we'd be sure to call you in for the entertainment value alone.
Doors that way gentlemen. Don't let it hit you on the butt.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 418 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 7 Replies
- 600 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 4 Replies
- 650 Views
-
Last post by Padishah
-
- 50 Replies
- 3591 Views
-
Last post by barakaboy10
-
- 0 Replies
- 495 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 0 Replies
- 437 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 9 Replies
- 758 Views
-
Last post by Highland
-
- 3 Replies
- 600 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier