My comments on the first anniv. of the Gedo peace conference

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

My comments on the first anniv. of the Gedo peace conference

Post by DawladSade »

Hambalyo, Hambalyo!

Aw Guuryo, Aw Guuryo jaalayaal, mudanayaal, iyo marwooyin. Waxaynu joognaa anniverserigii kolkaan Magaaladaaye Garbaharey ee caasimada u ah Gobolkaaye Gedo ku saxiixnay heshiisyo ka koobnaa:

1. Dib-u-heshiisiin dhex marta beelaha Siyaad Ugaas Diini iyo Hassan Gaashireedle.

2. Dib-u-heshiisiin la dhexdigaaye beelaha Mareexaan guud iyaba kuwa khaas.

3. Cilmi baaris, aqoon is waydaarsi, iyo dib-u-noqosho lagu sameeyo dhibaatooyinka iyo silica saleeye gobolkaaye Gedo ee guud iyaba beesha Mareexaan Sade Darood.

4. Maamul-dhisid iyo horumar lagu sameeyaa Gobolkaaye Gedo iyo beesha Sade guud ahaan.


Hal Sano ka bacdi-

Waxaynu odhani karnaa in shirkii ka fidsanaa Magaaladaaye Garbaharey ee caasimada Gobolkaaye Gedo oo ku dhaamaday jawi is af-garasho oo allahaye ka dhigay mid beesha Sade ay ku waartay NABAD, WADA NOOLAANSHO, XASILOONIDI DAGAALADI SOKEEYE, IYO HORUMAR in kastoo abaar aynu ka fakirayn na soo martay.

Waxaynu odhan karnaa in beelooyinka Mareexaan ee la heshiiye ay noqdeen kuwa isku jecel beelaha Mareexaan oo xariir dhanka dhaqaalaha, dhiig, iyo daaq ay wadaagaan. Dagaal iyo is qabsashadii la arki jiraynay laga raystay uu ilaaheena noo horseeday nabad gobolkaaye Gedo uusan arkin siday dagaaladii ahliga ee sokeeye bilawdan ka bacda markii kooxo mooryaan ay ku guulaysteen inay ridaan maamulki iyo taliski barakysnaa ee wadanka guud ka talinaye.

Waxaynu odhan karnaa in shirkii Garbaharey ee caasimada gobolkaaye Gedo uu fursad siiye beelaha Mareexaan in maamul lagu waartay oo barakaysan gobolkaaya Gedo ka dhismo. Shirka waxuu horseeday inuu gudoomiya noqdo Engineer Hussein Sheikh Ismaacil (Hussein Farey) oo runtii la odhani karo inuu yahay nin aad u qalmo gudoomiyenimada gobolkaaye maadaama uu yahay aqoonyahan Mareexaan oo xilal badana oo dawliyan ka haye dawladi taliskii barakaysneed ee Kacaanka Soomaaliyeed.

Waxaynu odhan karna in horumarka gobolkayagu la garab-istaago oo la xoojiyo oo runtii inaguna aan waxaanu ku tari karno aynu ku tarno.

Waxaana rabaa inaan iraahdo:


GUUL TO MAREHAN SADE!

GUUL TO GEDO!
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: My comments on the first anniv. of the Gedo peace conference

Post by DawladSade »

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: My comments on the first anniv. of the Gedo peace conference

Post by DawladSade »

Awguuryo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”