Page 1 of 3

(AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 2:56 pm
by Karbaash_killa
http://shabelle.net/2007/june/n11875.htm

Allaha Naxariistee Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta Muqdisho lagu aasay
Click here to find shabelle news in English
Daawo Sawirada
Mogadishu 11, June.07 ( Sh.M.Network) Allaha u Naxariistee Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia, Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Nairobi ayaa maanta lagu aasay deegaanka ceel-carfiid ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoona loo sameeyay Marxuumka Aas Qaran.

Abaarihii saakay 9 kii iyo qadar daqiiqado ah ayaa diyaarad siday meydka Marxuumka waxa ay soo cago dhigatay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku soo sagootiyeen madax ka tirsan labada gole ee dowladda KMG ah oo ay ugu horreeyaan Madaxweyne C/laahi Yuusuf, Ra'isulwasaare Geedi, qeybaha saxaafadda iyo dadweyne fara badan oo ay ku jiraan ehelada Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan.

Ciidamada xoogga dalka Somalia oo ay wehliyaan kooxda Baambeyda ayaa halkaasi ku soo bandhigay gaado ka ciyaar iyo waliba astaanta qaranka Somalia.

Intaasi ka dib Meydka Marxuum Aadan Cabdulle ayaa loo soo qaaday dhanka Masjidka Isbaheysiga halkaasi oo lagu dukaday salaadii Janaasada, waxaana loo sii gudbiyay dhanka deegaanka Ceel-carfiid ee duleedka magaalada Muqdisho.

Aaska Marxuumka ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay Mas'uuliyiin Madax ka soo noqotey dalka Somalia oo uu ka mid yahay Cali Mahdi Max'ed, C/qaasim Salaad Xasan iyo xubno kale oo jagooyin ka soo qabtey dowladihii hore ee Somalia.

Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan ayaa waxa uu ka soo noqday dalka Somalia Madaxweynihii ugu horreeyay sanadkii 1960 ilaa 1967 dii waxaana la tilmaamaa in uu ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee si dimuquraadi ah xilka kaga daga.

Dhinaca kale maamulka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in muddo 3 maalmood ah ay u joojinayaan howlahooda shaqo geerida Marxuum Aadan Cadde oo maanta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho.

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 2:57 pm
by The_Emperior5
Mashalllah

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 2:57 pm
by The_Emperior5
Mashalllah

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 2:59 pm
by Cilmiile
rest in peace great Aadan Cadde

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:15 pm
by Karbaash_killa
If only Somali's reffrained from the african mentallity of Presidency = Kingdom and understood That beying chosen as a leader of a nation means your now servant to your people not Owning it!

Very few Leaders of SOmalia Came and went with their "sharaf" intact ... may we see leaders to come peacefully and leave charesmatically like this great man..AAMin!

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:17 pm
by Cilmiile
[quote="Karbaash_killa"]If only Somali's reffrained from the african mentallity of Presidency = Kingdom and understood That beying chosen as a leader of a nation means your now servant to your people not Owning it!

Very few Leaders of SOmalia Came and went with their "sharaf" intact ... may we see leaders to come peacefully and leave charesmatically like this great man..AAMin![/quote]

Very few leaders came and went with their Sharaf intact

Agreee


Aadan Cadde

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

Maxamed Siyaad Barre

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:17 pm
by eyes-only
there is a good chance this too will be deleted...

apparently the mods have decided you can't post anything relating to the former president AUN

I am disgusted by what they've been doing the whole day acting like his name is some sort of a swear word.

Anyway, Ilaahey ha u naxariisto marxuumka.

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:19 pm
by Karbaash_killa
With that list there you might as well add all the other warlords to it.. dimwitt!

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:23 pm
by AbdiWahab252
Eyes I agree sis.

I believe it is cause of Mystic Angel who says this is her Awowe (AUN)& it is troubling that his name is being posted here.

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:27 pm
by DawladSade
Karbaash_Kille, marka afaaraha Somalia yaa kaa wax waydiinayo?

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:27 pm
by Cilmiile
[quote="Karbaash_killa"]With that list there you might as well add all the other warlords to it.. dimwitt![/quote]


Cabdirisaaq Xaaji Xuseen is actually greater than Aadan Cadde

Aadan Cadde was a benign sort of figure. Did neither harm nor good. A man who knew his limitations.

Cabdirisaaq was an activist prime minister who took an ax to the root of corruption and nepotism in the public sector. A nationalist who was a thorn in the side of the enemies of Somalia.

And to this day agitating for what he percieves to be the right way of governing Somalia. No matter if that attitude puts him in conflict with his kinsmen. Just as he was the most trenchant foe of the Cabdirashiid government. A lesser man might have sought accomodation with his kinsman Rashiid in order to ease his own lot in life. Not the easy or the comfortable road for Cabdurasaaq Xaaji Xuseen, the Greatest Somali who ever lived.(next to the Sayid Muxamad)


Of H.E. General Maxamed Siyaad Barre we need not say anything of his glorious rule that was destroyed by the Agents of Tribalism and Foreign States

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:28 pm
by Karbaash_killa
Eyes.. why would this be deleted ??

Swear word?? what are you talking about?

AW,, How is this troubling in any sense??

Cilmiile..

Abdullahi ciise would top the list as the first prime minister of somali but im not talking about prime minister but presidents and its Abden abdullahi and would deffenately be Abdirashiid AUN if it was for Lascaanood moryaans

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:29 pm
by Sadaam_Mariixmaan
AUN Aadan Cadde

he is a true WADANI

Ilhay uu Naxaristo Jannada Fardusa Ilhay haa ku geeyo


AMIIN!!!

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:31 pm
by DawladSade
Cilmiile ma reer Xersi baad tahay, kolay reer Xersiga Cabdirisaaq Xussein taalo way u dhisi lahaayeen haday awoodaane (tho I would say his current political views irk them). Laughing

Re: (AUN) Madaxweynihii hore ee Somalia oo maanta la aasay!

Posted: Mon Jun 11, 2007 3:32 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Viva XHKS Cool