Page 1 of 2

Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 7:20 am
by eyes-only
Haweeney la gowracay sababo la xiriira muran dhuleed kala dhexeeyey reero kale

Waxaa xalay ka dhacay xaafada Tokiyo ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho fal naxdin iyo argagax ku beeray dadka deegaaankaasi ku dhaqan ka dib markii haweeney ka mid aheyd dadka xaafadaasi ku nool lagu gorwacay Toorey, meydkeedana laga helay gurigeeda dhexdiisa.

Sida warku sheegayo dilka gowraca ah ee loo geystay haweeneydan oo lagu magacisa la oran jiray marxuumad Xaawo Cabdi ayaa waxaa ka dambeeyey nin ka tirsanaa reero uu muddo dheer kala dhexeeyey muran dhinaca dhulka oo marxalado kala duwan soo maray, waxaana la sheegay in qofkii geystay dilkan foosha xun uu baxsaday hase ahaatee waxaa xabsiga saldhiga booliska ee degmada Yaaqshiid ku jira qaar ka mid ah waalidiinta ninka falkaasi geystay, iyadoo ciidamada booliskuna ay baaritaano kala duwan ku hayaan arintaasi, waxayna ilaa saaka waaberigii ku sugnaayeen guriga uu ka dhacay falkan naxdin leh.

Qaar ka mid ah ehelada ay ka soo kala jeedaan marxuumada la dilay iyo ninka dilka u geystay ayaa la sheegay iney wadaan dedaalo ay ku doonayaan iney xaal mastuur ka dhameystaan arintan dhacday, inkastoo dilalka ay caadi ka yihiin magaalada Muqdisho haddana waa markii ugu horeysay ee fal noocan oo kale ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho in muddo ah.

Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia
dayniilecom@hotmail.com
...................................................................................

butchering a woman with toorey? Ala xaasidsanaa, ninkaas mafiyoowo

How sick Surprised

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 7:21 am
by galia
Thats ceyr people for u.

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 7:24 am
by eyes-only
[quote="galia"]Thats ceyr people for u.[/quote]

maskaxdaada wax qabiil aheyn maqaadaa horta? Rolling Eyes

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 7:26 am
by LiQaaye_TDH
Walaal Soomali may bahaloobine, idinka iya Bahaloobay!

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 7:53 am
by qudhac-m
Eye
Xamar imika ma bahaloobine 10 sanno ayay safaari park ahayd

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 7:59 am
by eyes-only
[quote="LiQaaye_TDH"]Walaal Soomali may bahaloobine, idinka iya Bahaloobay![/quote]

koleey kuli Somalibaa leslayahay, marka hal qof hadoo wax foolxun sameeyo it reflects on all Somalis. Mase waxaad kawadaa anaga somalileen baan nahay? Laughing


[quote="qudhac-m"]Eye
Xamar imika ma bahaloobine 10 sanno ayay safaari park ahayd[/quote]

walaal 10 sano oo safari park, wali maanan arag tan oo kale...

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 8:09 am
by LiQaaye_TDH
Eyes... Waxan Ka wada sido kuu dhigay Suldaan Qudhac, 10 sano ka hor iyay meesho Bahaloowday, oo la is qalanayay Xamar... Meel kale oo somalia ama somaliland la isko Qashay ma jirto..

Xamar waxa Laga haya Ragg Kufsaday Wadaado

Xamar waxa Laga Haya Ragg Kufsaday his own Mom and sister

Xamar waxa Laga haya ragg famligoodi wada Gawracay Because of Lacag

Waxa Xamar ka dhacay, meel Somalia ama somaliland marna kamay dhacin....

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 8:21 am
by Naaima
Salam alaikum

lool @ qudhac

subhanalah where is the greatest humanity islam Confused Confused where is the iman, subhanalah calol adkaa Sad

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 8:24 am
by Ugaas Diini
This is not that shocking. People get beheaded all the time. Worse things have happened in Mogdishu like burning woman alive....


[quote]qofkii geystay dilkan foosha xun uu baxsaday hase ahaatee waxaa xabsiga saldhiga booliska ee degmada Yaaqshiid ku jira qaar ka mid ah waalidiinta ninka falkaasi geystay[/quote]

Why are his parents arrested if he is the one that committed the crime? Confused

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 11:28 am
by Hiiraan boy
liqaaye_tdh

are u telling hawiya are monsters??

get the fuk outa here mayn

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 11:35 am
by COSTA
[quote="eyes-only"][quote="galia"]Thats ceyr people for u.[/quote]

maskaxdaada wax qabiil aheyn maqaadaa horta? Rolling Eyes[/quote]


Eyes do you think Galia is a woman? Laughing Laughing Laughing

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 12:36 pm
by DawladSade
[quote="qudhac-m"]Eye
Xamar imika ma bahaloobine 10 sanno ayay safaari park ahayd[/quote]



Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 12:39 pm
by DawladSade
[quote="LiQaaye_TDH"]Eyes... Waxan Ka wada sido kuu dhigay Suldaan Qudhac, 10 sano ka hor iyay meesho Bahaloowday, oo la is qalanayay Xamar... Meel kale oo somalia ama somaliland la isko Qashay ma jirto..

Xamar waxa Laga haya Ragg Kufsaday Wadaado

Xamar waxa Laga Haya Ragg Kufsaday his own Mom and sister

Xamar waxa Laga haya ragg famligoodi wada Gawracay Because of Lacag

Waxa Xamar ka dhacay, meel Somalia ama somaliland marna kamay dhacin....[/quote]


Been maaha wallle!


EYES hays ceebeen mar kale no where in somalia waxaan ka dhacdo except hawiye dhexdiisa and all you guys are like that because of the daroogo and hashiish aydiid gave the little kids to fight for him, psychotic bay noqdeen and they have turned against their own mothers and sisters

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 1:11 pm
by Karbaash_killa
Dadkaan arka.. A somali girls expresses deep distress about a woman who was murdered and here you have people insulting Hawiye as if murder cases doesn’t occur amongst other people.. ..

The only people who shamed them self are those who replied to thos thread with insults towards a certain clan or people!

Re: Ala Somali weey bahaloowday......

Posted: Tue Jun 12, 2007 1:18 pm
by DawladSade
[quote="Karbaash_killa"]Dadkaan arka.. A somali girls expresses deep distress about a woman who was murdered and here you have people insulting Hawiye as if murder cases doesn’t occur amongst other people.. ..

[/quote]

if it gets too hot, get out the kitchen kid! no where does this kind of shit happen except hawiye dhexdiisa so there is obviously something wrong with you