why they crying?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
snuten2006
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
Location: My money - young money

why they crying?

Post by snuten2006 »

from www.somaliweyn.com

somaliland iyo adan cade!

Nasiib daro waxaa ah Madaxweynahii u horeeyey Somalia Mudane Adan cade inaan Somaliland laga xusin,dee calan ay hoos udhigaan horta maba qabaan,balse w.aa madaxweynahii umada Somaliyed,waxey aheyd iney is xasuusiyaan inuu madaxweynahii Kowaad ee wadanka uu dhintay una tacsiyeeyan,muujiyan Maqaamka uu Somali ka joogey,waayo somaliland waa gobol kamida Somaliweyn,marka magaran karo waxa looga maamusi waayey Madaxweynahii Kowaad ee wadanka gobolka somaliland

dhinaca kale maqaal uu horey u qorey nin la dheho Geesood,Mahadsanid Geesod faaladadii Somaliland runtii waa wax aan layaabay Boga Somaliweyn waxaa Page ka Hore kusoo baxa Feysal waraabe, Reyaale, Silanyo iyo Umadkale aan aminsaneyn Somaliweyn, Gubey calankii Somaliweyn,ku hadlay Mogadishu adisababa baa naga xigta, dhehay wax somaliweyn la dheho ma jirto,Tarxiiley Somali masaakiina,kuwo kalena xabsiyada dhigey, qeybtoodna u dhiibey xabashi, wadaadadii minorityga dhehay waa argagixiso iney marna Benefitka Somaliweyn isticmalan marna dhehaan wadan Somalia la dhehaa ma jiro yaa loo sheegaya,Ok markaan usoo laabto Dimuqradiyad iyagu ma aminsanyahiin oo nin wanlaweyn ah ma dhehi karaa majirto wax la dheho Somaliland isagoo Jooga Hargeysa ama Burco ,arka ninka reer Soaliland isagoo jooga Bosaso ama Mogadishu uu dhehi karo waxaan ahay Somaliland mana aqoonsani Somaliweyn xagee baa la dhehi karaa waa dimuqradiyad?

Wiilal baa jira aad moodo in loo wakiishay Somalia kuwaas oo qaba jiro la dheho Dawlada diid, kuwaas aan u aqaan qaran dumis waayo waxey kasoo horjeedan iney Somalia cagaheeda iskutaagto mar danbe,kuwaas marna kama daalin inaan idiin sheego magacyadooda: xassan carab, Dr hiraabe,ingriis,c/waaxid iyo odayaal kale ragaasu waxey geed gaaban iyo mid kore u fuulen iney Somalia dawlad ka dhalan weyse ku khasaaren!waxaa kasii daran kuwa sympathy ka diyaarinaya Somaliweyn waa reer somaliland e lagama yaabo iney somaliweyn marna aqoonsato wax la dheho somaliland waa habeenkii xalay tegay!! marka waaan u sheegi lahaa shebekada Somaliweyn bidaari sibiq bey kugu gashaa yeeysan Somali diidku idiin soo dusin webka somali weyn waxaa iska leh Somaliweyn haddii kale waxaa yeelan doona webside kale oo booska aad Somali ka joogtan istaagi doona waayo Somaliweyn so far waa webside ugu dhexdhexaadsan webside yada uguna nadiifsan inkastoo ayaamahan dhibkaan uu keenay iyo cudurka Somaliland!
Somalia ha noolato ,somalia somali baa leh ninkii diidana somali baa leh!!!

Y. E.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: why they crying?

Post by LiQaaye_TDH »

typical dooroo calacal Laughing

Ku laha why are Riyaale, silaanyo and Faysal on the front pages of somaliweyn webisite Laughing
snuten2006
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
Location: My money - young money

Re: why they crying?

Post by snuten2006 »

from www.somaliweyn.com

Ma nihin kuwo indha'la, 50% BOG kast ama Page kast, laga soo bilaabo,markii ay dhawaanta
ku tageen koox katirsan shabagada internetek Somaliweyn.com magaalada Hargeysa,oo sida
ay ku andacoonayeen ay siminaar ama aqoon isweydaarsi ay halkaas ku lahayeen,waxaa
shabakada Somaliweyn.com gacanta u gashay kooxa haraadka iyo hamuunta weyn u qaba
sii KALA JARJARISTA IYO SII KALA QOQOBIDA UMADA SOMALYEED,waxaynanoqotay rug ay ka naxaan kuwa jecel WALAALNIMADA IYO WADAJIRKA SOMALIDA.Aan labo tusaale ku siiyo:-

1:) Maalin kasta (Somaliweyn.com),waxaad Bog kast ku arkaysaa,Sawiro waaweyn
oo xanbaarsan MADAXKUSHEEG,CALANKUSHEEGA IYO ORAAHAHA RAQIISKA
AH (false and cheap SLOGENS),ee kooxda Cali Waraabe (ucid) la garaadka
ah ay soo Filgareeyaan ama soo diraan,kuwaas qaba in Calanka Somalidu uu lamid
yahay kii Hetlayer.

Tani waa mid aan horay looga baran ama loogu aqoon shabakada
Somaliweyn.com.
2) Maalin kasta,Waxaa meel looga baneyey am lagasiiyey,Wargeysda Ogaal
iyo Geeska Afrika ee kasoobaxa Hargeysa(fanatics and clan oriented strong hold ).
Jaraa?idyadaas oo xanbaarsan fikrada kala JARJARKA(clan basic exclusion and separatist
ideology).

Bal aan tusaale kale u soo qaato bishii hore (MAY) oo kiliya,runtana ku
taabsiiyo:-
a)15kii May maalintii aasaskii SYL,Somaliweyn.com waxay soo bandigtay
hal sawir,mana soo bandhigin xafladiihii kala duwanaa ee ka dhacay gudaha iyo
dibada dalka,lakiin 18 May oo ah maalintii SNM ay boqolaalka ku xasuuqday
magaalooyinka Burco,Barbara,Hargeysa,Dila,Ceeragabo iyo Lowyacado. Waxay dabaldagaas Somaliweyn.com uga qayb qaadatay siweyn,waxana Soo daabacday sawiro iyo xafado loogu dabaal degayo maalintaas oo fara badan,waxaanad moodaysay in meeshu tahay shabagadihii ay qori jireen Somlilanpatriotic,Somalilands.com iyo hargeys.com iwm.
b)Waxaad Somaliweyn.com ku arkaysaa sawiro waaweyn oo ah wafuuda aan
heerkoodu saraynin ee taga Hargeysa,sida Baarlamankii Gaana,China iyo iyo
Hiliblihii Malaysiya,laakiin ma soo bandhigaan sawirada wafuuda tagtay Puntland,sida safiirkii Masar,Yeman iyo wafuudii Sacuudiga,Imaaraadka ahaa iwm.

Dadka ka shaqeeya Somaliweyn.com oo ay ka mid yihiin Calasow iyo
Hantiwadaag waxay ahayeen kuwo dadku uga bartay ama laguyiqiin WADANINIMO,SOMALINIMOIYO DHEXDHEXAAD.Haddaba,waxaan Walaalahaga Somaliyweyn.com marka hore ugu hanbalyeynayaa howsha wanaagsan ee ay ummada u hayaan,gaar ahaantaageerida waxgaradka Somaliyeed ee maalin walba,naftiisii ku waayaya eraga SOMALINIMO AMA DOWLADNIMO magaalada Muqdisho ama lagu lagu
takoorayo Hargeysa dhexdeeda.

Idin ma lihin Caburiya fikrada kala duwan,ama wararka Somaliland,lakiin
waxaa in leeyahay Hanoqonina sida shabakad beeleedyada
Idimaale.com,Gedo.com,Cadaado.com,Hargeysa.com.
Ha dhuminina dhexdhexaadnimadii wadaninimada iyo xilkasnimadu ku
dheehnayd ee laydinkuBartay,haddii kale wadadii BBC IYO YUUSUF Garaad ku jabeen baadRAACAYSAAN.
DIB UGU NOQDA SIDII AWAL DADKA OO DHAN IDINKU JECLAA?

G. A.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: why they crying?

Post by LiQaaye_TDH »

typical dooroo calacal Laughing

Ku laha why are Riyaale, silaanyo and Faysal on the front pages of somaliweyn webisite Laughing
snuten2006
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
Location: My money - young money

Re: why they crying?

Post by snuten2006 »

kkkkkkkkkkkkk ina adeer, maxay la cabaaden nimanku? Are they crying for attention? or are they just like that Very Happy
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: why they crying?

Post by LiQaaye_TDH »

Jealousy iyay La Cabaadayan..

Waxay ku leeyahin we are fed up with Kooxdan uu Wato Cali waraabe ee Ucid, maalin kasta laga hadal hayo Somaliweyn website Laughing

Isaaq Gacan iyan uu Taagay walle Laughing
snuten2006
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
Location: My money - young money

Re: why they crying?

Post by snuten2006 »

wallahi labadaa nin way isku xaaren! Faqash stop the jelousy. Jelousy is just like xaraam things, midna geedkaaa ma gaadho!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”