Shacabka Reer Puntland oo aad uga Baqsan American war planes

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Shacabka Reer Puntland oo aad uga Baqsan American war planes

Post by LiQaaye_TDH »

(Boosaaso}12.6-7
Markii ugu horeysay ayaa maamul goboleedka Puntland waxaa uu ka warbixiyay diyaarado xilliyada habeenkii iyo galbihiiba dul heehaabaya hawada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, gaar ahaan dhul sare oo buuraley ah oo ku dhow deegaanka Baargaal.

Wasiir kuxigeenka arimaha bulshada iyo amniga ee maamulka Puntland Ibraahim Cartan Ismaaciil "Xaaji Bakiin" oo shir jaraa'id ku qabtay gudaha magaalada Boosaaso ayuu ku sheegay in diyaaradahaasi ay yihiin kuwo ugaadhsanaya waxa uu ku sheegay xubno argagixiso ah, oo uu tilmaamay in ay ka yimaadeen dhinaca Raas-kambooni, iyagoo kasoo cararay buu yidhi dagaaladii halkaasi ka dhacay.

Waxaa uu tibaaxay in diyaaradahan ay iyagu ka war qabaan, ayna ogyihiin howl galada ay sameynayaan.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in diyaaradahan aysan kaliya aheyn kuwo uu Mareykanka leeyahay, hasa ahaatee ay jiraan diyaarado iyo Maraakiib dagaal oo laga leeyahay Dalalka France, Germany iyo Itali, oo iyagu ku sugan meel aan sidaa uga sii baxsaneyn dekadda Boosaaso.

Hadalka wasiir kuxigeenka arimaha bulshada iyo amniga ee maamulka Puntland ayaa kusoo beegmaya xilli si aad ah loo hadal hayo diyaaradahan markasta dul heehaabaya hawada magaalada Boosaaso.
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Re: Shacabka Reer Puntland oo aad uga Baqsan American war planes

Post by qudhac-m »

Fire

Fire

Fire

Fire

Is he dead

Answer No sir

Resume Fire

Fire

Fire

corporal is Fadhaanfadh Boqor Muuse dead


Yes sir

Ok burn him.


Nato forces and the frech navy operational commander In Chief

Suldaan qudhac maygaag
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Shacabka Reer Puntland oo aad uga Baqsan American war planes

Post by LiQaaye_TDH »

Laughing Laughing Laughing Laughing

More like Warlord Qudhac Laughing
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Re: Shacabka Reer Puntland oo aad uga Baqsan American war planes

Post by qudhac-m »

Liqaaye

When Abdulahi Yusuf attacked Cade and Cali jaamac Cade was in Ceel afwayn in matter of seconds
Imagine B52, F16, stealth Bomber, cruise missiles.
The guy will fly to canada on record breaking spead without any aid
btw have you seen Cade Muuse Fadhaandah bakhtiyay oo god laga soo saraad moodaa
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Shacabka Reer Puntland oo aad uga Baqsan American war planes

Post by LiQaaye_TDH »

Haa waan arkay Cadde Laughing mr Mozambuqie Maxmoud thats what Awahab says anyway...

Hadda ayaamahan shacabki reer buqland silki iya sida uu wada gariiraya sidi loo bomb gareeyay Bargaal town.. Bosaaso iya hadda ku xigta, waxa lago sheegay Al qaida inay joogta magaalada Bosaaso...............
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Re: Shacabka Reer Puntland oo aad uga Baqsan American war planes

Post by qudhac-m »

Mr mozambique mahmud Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”